W.Q. Ibraahim Faarax Bursaliid Cishaha marka la tukaday baan xaafadda aaday. Wax badan kama soo wareegin markuu albaabka soo garaacay nin oday ah oo Soomaaliyeed oo ay maashaa Allee akhyaarnimo badani ka muuqatay. Anoo yaabban baan ka furay, illaa cishaha ka dib la isma booqdee uguna garaabaya, bal in dhib jiro. Salaan buu igula soo...
TIRAAB-CURINTA TOOLMOON: QORAALLO GAAGAABAN(3)
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen HADALKA, AQRISKA IYO QORISTA Waa saddex jaranjaro oo kala sarreeya.Waa saddex qaybood oo waxbarasho oo laysaga gudbo. Waa saddex heer dhaqan oo kala durugsan, gaar ahaan intay dhinaca awoodda ku kala taggan yihiin, ee bulshadu u kala suntan tahay.. Hadlaa, Aqriste iyo Qoraa. Ummad kasta aayaheeda, ilbaxnimadeeda, iyo awooddeeda waxaa laga...
Tiraab-curinta Toolmoon: Qoraallo Gaagaaban(2)
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen M A A N K A MAANKA bani’aadmiga lama soo taaban karo salkiisa. Muggiisa lama qiyaasi karo. Wax walba inuu ka faalloodo ayuu isku dayaa. Cucubka wuu ku curyaamaa. Cabsida iyo abhinta wuu ku naafoobaa. Is-dhiibidda wuu ku hagaasaa. Marna se ma joojiyo baadigoobka uu u heellan yahay. Safar iyo...
Mustafe Cumar: Ma waxa la mooday, Mise waxa uu Yahay?
W,Q. Maxamed Heebaan In kasta oo Mustafe Cumar, kusimaha madaxweynaha degaanka Soomaalida itoobiya gumaysato, uu yahay nin mutacallim ah oo wax bartay, haddana, nasiib darro, aqoontiisa dadkiisa ugama faa’iidaynin. Markii uu Mustafe talada qabtay, wuxuu billaabay inuu isticmaalo hal-kudhegyo iyo hal-haysyo badan oo Somaalinimo ka muuqato, sida heesta, “Soomaaliyeey too soo ….too soo isku tiirsada...
Ifbixii Garabka IS ee Soomaaliya: Koboca Dhaqdhaqaaqyada Istiraatiijiyadda iyo Dhaqaalaha
W/Q Cabdifataax Xasan Maxamed “Barawaani” Guudmar (Abstract) Ururrada xagjirka ah ee ku abtirsada Islaamka oo labaatankii sannadood ee u dambeeyay si firfircoon dunida uga hawlgalayay, gaar ahaan waddamada Muslinka, iyaga oo mar ba kolka ka dambeysa soo fidaya. Ururka Al-Shabaab oo hore u ahaa midka keli ah ee ka dagaallama Geeska Afrika iyo guud ahaan...
Tiraab-curinta Toolmoon: Qoraallo Gaagaaban
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Daandaansi oday iyo wiil digtoon Nin baa wiil iyo gabar wada fadhiya ku soo baxay. Labadaba waalidkood si fiican ayuu u garanayey. Wiilka aabbihii iyo ninka xunguruf ayaa ka dhexaysey; dhallinyaraduse lama ay socdaan. Ninkii intuu labadoodii salaamay ayuu u raaciyey:‘ Isu kay sheega..ilma ayaa tihiin?’Gabadhii ayaa aabbaheed sheegtay. Maashaa...
Hargeysa: Hoygii Qoraalka!
Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) Ammin lagu hilaadiyo laba toban-tirsi( labaatan sano ka hor) ayaan akhrin jiray qalinlayda Carabta oo yidhaahda: Qaahira ayaa wax qorta, Bayruudna way daabacdaa, halka Khartuumna ay akhriso. Imminka, geyiga Soomaaliyeed waxaa ugu wax soo saar badan dhinaca wax qorista reer Hargeysa. Marka aan sidaa leeyahay, ulama jeedo magaalo ahaan, ee...
Buurta Iyo Bajaajlihii Yaraa!
W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X.Xasan Laba maalmood ka hor dhalinyaro Amxaaro iyo Tigree isugu jirta ayaa lagu qabtay magaalada Goday iyagoo dhacaya bakhaar la sheegay in ay ninkii hayay qataareen (sixreen) ka dib markii ay wax taabsiiyeen. Tuugadan ayaa dad shacab ah oo ka agdhawaa bakhaarku ku soo gaadheen ayna gacanta ku dhigeen iyagoo kala baxaya...
DEGELKA AFDHAAB: SHIBBANAHA ‘HAMSA’ IYO NUGLEEYAHA ‘AMA’
W.Q. Anwar Maxamed Diiriye Haddii uu ‘hiil afku leeyahay,’ waxa qumman baa ay ila tahay, in had iyo goor loo dhug iyo daymo lahaado, meelaha uu ilduufku ka jiro ee nuglaaday. Haddii bulshada afka ee maanka furani ay sidaa yeesho, waxa hubaal ah, in maalinba meel dayacan la gufeynayo, iyada oo aqoon iyo garasho loogu...
Cudurka COVID-19 Iyo Magac-bixintiisa Af Soomaaliga
W.Q. Dr Yaasiin Cabdi Xanuunka COVID-19, waa cudur ku dhaca habdhiska neefsashada aadanaha oo si fudud loo kala qaadi karo isla markaana si sahlan u faafi kara. Cudurkani, waa mid safmar ah oo sababa dhimasho ama le’asho badan iyo waxyeellooyin kala duwan oo ku habsada nolosha dadka. COVID-19 waxaa keena fayras ugub ah oo adduunka...


