Doorashooyinka Puntand: Daaraasad Gaar ah- Ururka Kaah iyo Gobolka Sanaag
Tifaftirka WardheerNews Hordhac: Soomaliya guud ahaan muddo ka badan 54 sano kama aanay dhicin doorashooyin qof iyo cod (1p1v) heer Baarlamaan (golaha wakiilada) iyo heer degaan, maadaama waddanku muddo badan uu ku jiray xukun Milateri, burbur iyo dowlad la’aan. Marka … Continued