W/Q Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux Taariikhda aadamaha waxaa ku yar shakhsiyaad saamayn qoto dheer oo waarta ku yeeshay dunida sida Nabi Muxammad ﷺ. Taariikhdiisu waa mid si gaar ah u xusuus mudan, ma aha oo keliya sababta oo ah wuxuu noqday hoggaamiye diimeed iyo shakhsiyad taariikhi ah oo saamayn weyn leh, balse sidoo kale waxay...
Category: Maqaallo
Madaxda Xukunka Haysa iyo Baahida Aragti Fog
W/Q Cabdishakuur Shuceyb Mursal Dal kasta wuxuu u baahan yahay hoggaan aan ku koobnayn danaha maanta jira, balse ka fekera halka uu dalka gaari doono tobannaan sano kadib. Mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee dalalka dimuqraadiga ah waa marka madaxda xilka haysa ay mudnaanta siiyaan sii joogista kursiga, halkii ay xoogga saari lahaayeen...
Wareysiyada Wadajirka ah ee Siyaasiyiinta Soomaaliyeed: Faa’iido mise Khatar?
By Dr. Abukar Yusuf Warsame Hordhac Wareysiyada Wadajirka ah Warbaahinta Soomaaliyeed waxay soo martay isbeddel weyn siiba labaatankii sano ee la soo dhaafay. Muddo dheer wareysiyada siyaasaddeed waxaa lagu qaban jiray idaacado iyo telefishanno leh hal wareyste. Wareysiyadaasi waxay badanaa ku koobnaayeen waqti kooban iyo arrimaha siyaasadeed ee ugu kulul waqtigaas. Idaacadihii iyo telefishannadii ayaa...
Maxay siyaasiyiinta Soomaaliyeed uga heshiin waayeen khilaafaadkooda?
W/Q Nuur Xasan Guure (Nuuradiin) Mar kasta oo khilaaf siyaasaddeed ka dhaco Soomaaliya, waxaa la sugaa diyaaradda dhexdhexaadinta shisheeye oo Muqdisho soo degaysa. Maanta waa Turkiga; shalay waxay ahayd Itoobiya, Masar, Kenya iyo Qaramada Midoobay. Su’aasha aan weligeed laga jawaabin ayaa ah: maxaa siyaasiyiinta Soomaaliyeed u diiddaya inay khilaafaadkooda ku xalliyaan miiska wada-hadalka, iyaga oo...
Marka Khilaaf Siyaasaddeed Isu Beddelo Su’aal Qaran
W/Q: Nuur Xasan Guure (Nuuradiin) Soomaaliya maanta kuma jirto muran doorasho keliya, khilaafkuna ma aha mid lagu xallin karo hadal kooban, shir-jaraa’id, ama guul hal dhinac u muuqata. Waxa dalka horyaalla waa imtixaan qaran oo taabanaya saldhigga sharci ee dowladda, xasilloonida hay’adaha, isku-haynta nidaamka federaalka, iyo aaminaadda bulshada Soomaaliyeed ee dowladnimada. Khilaafka hadda jira wuxuu...
Doorasho Sharciyadeeda, Tartankeeda iyo Farsamadeedu aan is waafaqsanayn natiijadeeda la ogyahay
W/Q: Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) Doorashooyin baal marsan sharciga iyo dastuurka dalka, oo uu Madaxweyne Xasan hadda ka wado Koonfur Galbeed, iyo qorshaha lagu xogsiin doono maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug, waxa ay horseedi karaan qalalaase siyaasaddeed iyo amni daro. Doorashooyinkaasi haddii aan ka eegno qaabka aysan u aheny kuwa ku dhisan sharci iyo mabadii’da...
Maku shaahaynaa kabixidda Imaaraadka opec & saamaynteeda Soomaalida?
W/Q: Mukhtar Qoransay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Imaaraadka Carabta ayaa Talaadadii si rasmi ah u shaacisay in dalkoodu ka baxay Ururka Dalalka Shidaalka Dhoofiya OPEC iyo xulafadiisa OPEC+ Alliance. Tallaabadani waxay soo afjartay in ka badan 60 sano oo wada-shaqayn istiraatijiyadeed ah, halkaas oo Imaaraadku uu xubin ka ahaa hay’addan maareysa 30–35% shidaalka adduunka; qiimihiisa,...
ILAAHAY Dartii iyo Taariikhda Awgeed: Eedaymihii Cabdi Sheekh ee Mustafe iyo Waxaan u soo Joogey
WQ: H.A. Cumar Waxaan akhriyey qoraalkii uu qoray Cabdi Sheekh ee uu ku tilmaamayey dhibaato weyn oo ka jirta deegaanka – dhibaato ka dhalatay ruux loo haystay badbaadiye, balse markii dambe noqday mid dhibkii sii xoojiyay. Waxaan sidoo kale akhriyey isku daygii ka jawaabista dhalliilihii uu soo jeediyey Cabdi Sheekh. Inkastooy habbooneyd in Madaxweyne Mustafe...
Badbaadinta Dowladnimada Soomaaliya:Sharciyadda, Federaalka, iyo Halista Isbahaysiga Beelleed
W/Q Nuur Xasan Guure ( Nuuradiin) Dulucda maqaalka: Qoraalkani wuxuu falanqeynayaa halista sharci-darrada, federalism-ka sii daciifaya, iyo shirarka kooxeysan ee dhaawici kara wada-lahaanshaha qaranka. Wuxuu ku baaqayaa wada-hadal qaran oo dhab ah, heshiis siyaasaddeed oo loo dhan yahay, iyo soo celinta kalsoonida shacabka. Dulmar Soomaaliya maanta waxay taagan tahay meel u dhexeysa sharci-darro, burbur iyo...
Shankaroon: Shankaroon Axmed Sagal, miyaa maantana hoyatey?
WQ Axmed Yuusuf Soomaalinimadii aan ku soo koray, waxaa ugu xusuus dheer tii 1970-yadii, inkasta oo waraabuhu soo bilaabay inuuu halabsadu taana dabyaaqadii sannaddaa. Xusuustaa waddaninimo, jecaylka dadkayga, dalkayga iyo Soomaalinimada qabkeeda aan ilaa maanta sido, waxaa horyaal u ahaa fannaaniinta Soomaaliyeed ee xilligaa kacaamaay, waxaana calan gaar ah u ahaa halabuurkii abwaannadii hana qaaday...









