Category: Warar

Home » Warar
Wadahadalo lagu soo afjarayo collaadda Koonfur Galbeed oo ka dhacay Nairobi
Post

Wadahadalo lagu soo afjarayo collaadda Koonfur Galbeed oo ka dhacay Nairobi

Nairobi (WDN) — Rajo cusub ayaa soo baxaysa kaddib markii ay dardar yeesheen dadaallada lagu doonayo in xal siyaasaddeed iyo mid nabadeed loo helo xiisadda amni iyo siyaasaddeed ee ka taagan Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyada oo ay muuqata fursad cusub oo lagu soo afjari karo colaadda iyo dhibaatada muddada dheer ka taagnayd magalaada Baydhabo iyo...

Shaqaalaha Rayidka Puntland: Maxay Dowladda Uga Aamusantahay Mushaaraadka Aan La Bixin?
Post

Shaqaalaha Rayidka Puntland: Maxay Dowladda Uga Aamusantahay Mushaaraadka Aan La Bixin?

Garoowe (WDN) — Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa wajahaya marxald aadaga taas oo ku aadan su’aal ah: maxay dowladda u bixin la’dahay mushaharaadkooda muddo todoba bilood ka maqan shaqaalaha , iyadoo kharashaad kale oo dowladeed ay weli socdaan? Shaqaalaha dowladda ayaa lagu soo waramayaa in aynan helin wax mushahar ah  ilaa toddobo bilood, iyadoo dhibaatada...

Carruur Soomaaliyeed oo u geeriyootay Hilib ay ku sumoobeen
Post

Carruur Soomaaliyeed oo u geeriyootay Hilib ay ku sumoobeen

Muqdisho (WDN) — Qoys Soomaaliyeed ayaa waxaa soo wajahday musiibo murugo leh kaddib markii lagu sheegay inay ku sumoobeen hilib iyo dhuux geel oo laga keenay magaaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, taas oo sababtay geerida laba carruur ah, halka saddex kalena ay hadda ku jiraan isbitaalka. Qoyska ayaa Khamiistii u soo qaaday caruurta Muqdisho kadib...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Raadinta Marin Baddeed Ka Dhigtay Arrin Saameyn Ku Leh Mustaqbalka Geeska Afrika
Post

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Raadinta Marin Baddeed Ka Dhigtay Arrin Saameyn Ku Leh Mustaqbalka Geeska Afrika

Addis Ababa (WDN) — Go’aanka Itoobiya ee ah inay hesho marin-badeed joogto ah ayaa isu beddelaya mid ka mid ah arrimaha juqraafi-siyaasaddeed ee ugu saamaynta badan Geeska Afrika. Itoobiya oo ah dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika, ayaa muddo dheer ku doodaysay in ay xeeb la’aantu ku keento culays dhaqaale iyo mid istiraatiiji ah....

Al-Shabaab oo Fursado ka heshay Qalalaasaha Siyaasaddeed ee Soomaaliya
Post

Al-Shabaab oo Fursado ka heshay Qalalaasaha Siyaasaddeed ee Soomaaliya

Mogadishu (WDN) – Iyadoo hoggaanka siyaasadda Soomaaliya uu weli ku mashquulsan yahay ismariwaaga daba dheeraaday ee dastuurka iyo doorashooyinka, Al-Shabaab ayaa mar kale muujinaysa awood walaac leh oo ay ku qaadi karto weerarro gobollo badan oo dalka ah. Taas oo dhalisay su’aalo ku aadan qalalaasaha siyaasaddeed in uu siinayo fursado halis ah. Sida ay sheegayaan...

“Wax Gargaar Dibaddeed Ah Uma Baahnin”- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya
Post

“Wax Gargaar Dibaddeed Ah Uma Baahnin”- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya

Muqdisho (WDN) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa hadal jeedin ka fog xaqiiqda ka jirta dalka sheegay , isagoo tilmaamay in Soomaaliya ay ka gudubtay ku tiirsanaantii gargaarka dibadda, arrintaas oo si weyn uga yaabisay bulshada Soomaaliyeed iyo falanqeeyayaasha siyaasadda. Hadalkiisa ayaa dhaliyay dood ballaaran, iyadoo dad badan ay isweydiinayaan sida dal...

AUSSOM oo Bilowday Qorshaha Wareejinta Hawgalka Amniga Soomaaliya, 20 Sano Sano Kadib
Post

AUSSOM oo Bilowday Qorshaha Wareejinta Hawgalka Amniga Soomaaliya, 20 Sano Sano Kadib

Addis Ababa (WDN) – Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u bilaabay diyaarinta qorshaha lagu wareejinayo mas’uuliyadda amniga ciidamada Soomaaliyeed, taas oo calaamad u ah wejiga ugu dambeeya ee hawlgal muddo ku dhow labaatan sano laf-dhabar u ahaa amniga Soomaaliya. Qorshahan ayaa saldhig u ahaa kulan ka dhacay...

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
Post

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

ERGO) – In ka badan 80 beeraley ah ayaa xaalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya deegaanka Xero-dhagaxley ee gobolka Mudug tan iyo bishii April. Ayax ka cunay dalagyo ay goosasho ku dawaa iyo waraab yari isku raacay ayaa meesha ka saaray tacabkoodii. Waxay dabooli la’yihiin baahiyahooda aas-aasiga ah, iyadoo daymo loo haysto. Ceelkii...

Warsaxafadeed: Badbaado Waqooyi
Post

Warsaxafadeed: Badbaado Waqooyi

Warsaxafadeed Markay qayloo naga soo gaadhey ciidaan u dhalanay, waa markii dulmigii dunida, calankii huwaanaa, ee lixda gees lahaa diyaaraado lagu keenaye, waan toosnay.  Waayo, Waqooyi baa Shilal Yaalla! Cadowgaa la soo caleemo-saaray culayskiisaan dareenay. Waxaan maqalnay dadkaa la xasuuqaayo qayladoodii, waxaa na damqay sebiga ooyaya, waxa na dhaawacay hooyooyinka barooranaya, waxaan ka xanuunsanay Aabbaha...

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Post

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

(ERGO)– Kaltuumo Faarah Cusmaan, iyada iyo carruurteeda oo shan ah waxay duruufo is-biirsaday ku wajahayaan deegaanka Buufow-bacaad oo ay tageen 15 bishii May, iyagoo faro maran. Qoyskeeda ayaa ka soo barakacay dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed, kaasi oo salka ku haya muranka dhul beereed ku yaalla deegaanka Beder ee gobolka Shabeellaha Hoose. Haweenaydan ayaa tilmaamtay...