Category: Warar

Home » Warar » Page 2
Ciid Mubaarak- Ciid Wanaagsan
Post

Ciid Mubaarak- Ciid Wanaagsan

Bahda Tifatirka iyo qorayaasha WardheerNews, waxay halkan ugu soo gudbinayaan hambalyada munasibadda maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa dhammaan ummadda mulimiintu meelkasta oo ay joogaan, gaaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Waxay Eebbe uga baryayaan in uu sannadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo. AAMIIN CIId Mubaarak

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Post

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

(ERGO) – Nolol xumo ayay wajahayaan qoysaska 120 macalin oo wax ka dhigayay 8 iskuul oo ku yaallay xeryaha magaalada Baydhabo. Dhaqaale la’aan ayay u xirmeen horraantii sanadkan, markii uu joogsaday qandaraas ay ka helayeen hay’adaha Save the Children iyo SOS. Waxay maarayn la’yihiin dhamaan baahiyaha aas-aasiga ah ee reerahooda. Culaysyadan isku biirsaday ayaa ku qasbay...

Wadahadalladii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mustaqbalka oo Ismariwaa ku Burburay
Post

Wadahadalladii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mustaqbalka oo Ismariwaa ku Burburay

Muqdisho (WDN)- Shirkii u socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Mustaqbalka,oo ay garwadeen ka ahaayeen dowladaha Ingiriiska iyo Maraykanka, ayaa la sheegay in maanta uu ku dhammaaday is-afgaranwaa siyaasaddeed. Kulanka, oo ay soo qabanqaabiyeen safiirrada Ingiriiska iyo Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, ayaa dhinaca dowladda waxaa uga qeyb galay Madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare...

Sahriif Xasan oo la sheegay in uu ku horeeyo Doorashada Koonfur Galbeed in kasta oo uu Aadan Madoobe Soo Baxayo
Post

Sahriif Xasan oo la sheegay in uu ku horeeyo Doorashada Koonfur Galbeed in kasta oo uu Aadan Madoobe Soo Baxayo

Baydhabo (WDN)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in doorashiidii Qof iyo Cod, ee halka dhinac aheyd, ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu hormuudka ka yahay, oo ka dhacday deegaano ka mid Koonfur Galbeed, ayaa la sheeegayaa in dhamaan magaalooyinka gobolka Bay iyo Shabeellada Hoose uu ku guulestay Shariif Xasan Sh. Aadan. Gudoomiye Aadan...

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin
Post

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

(ERGO)– Kumanaan qoys oo colaad u dhaxaysa labo qabiil uga soo barakacay deegaannada Kurji, Duugsoy, Darab-ajuuso, Moora-qasaale iyo Buulo-bilaan ee gobolka Bakool ayaa nolol xumo aad u liidata ku wajahaya xeryo ku yaalla Baydhabo iyo Bardaale oo ay gaareen bishii Maarso. Qoysaskan oo ah beeralay ayaa ku qasbanaaday inay barakacaan markii dab la qabadsiiyay beero ay...

Eexaysi Qaraabo Maalintii Koowaad-ba: Hoggaanka KMG ee Koonfur Galbeed oo Ku Bilaabmay Magacaabis Qoys
Post

Eexaysi Qaraabo Maalintii Koowaad-ba: Hoggaanka KMG ee Koonfur Galbeed oo Ku Bilaabmay Magacaabis Qoys

Baydhaba (WDN) — Haddii ay jireen rajooyin yar oo laga qabay in hoggaanka cusub ee ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed uu muujin doono karti, dhexdhexaadnimo, ama xitaa wax yar oo isla xisaabtan ah, waxay si degdeg ah u burbureen saacado gudahood. Magacaabistii ugu horreysay ayaa xaqiijisay waxa dad badan ka baqayeen: in awoodda la qabsaday...

Ciidamada DFS oo la wareegay Baydhabo
Post

Ciidamada DFS oo la wareegay Baydhabo

Baydhabo (WDN) – Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Baydhabo, oo ah caasimadda ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib iska horimaadyo dhex maray ciidamada federaalka iyo kuwa Koonfur Galbeed, wararka ayaa sheegaya in ciidanka dowladda ay gacanta ku dhigeen magaalada isla markaana ay hadda si buuxda u maamulaan Baydhabo....

Khilaafka iyo xiisadda Siyaasaddeed ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo sii kordheysa
Post

Khilaafka iyo xiisadda Siyaasaddeed ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo sii kordheysa

Baydhabo (WDN)- Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobolleedka Koonful Galbeed, ayaa sii xoogaysanya iyada oo eedaymaha ay is dhaafsanayaan labada dhinac ay sii kordhayaa. Khilaafka ayaa ku qotoma is af garanwaa soo kala dhex galay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen. Labada hoggaamiye ayaa horey heshiis u ahaa, iyada...