Muqdisho (WDN) – Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Baashe Yuusuf Axmed, iyo shan garsoore oo kale oo ka tirsanaa Maxkamadda Sare ayaa dacwad ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya u gudbiyey Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika (EACJ). Dacwaddan ayaa salka ku haysa xil-ka-qaadistii Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, in Madaxweynaha Soomaaliya uu faragelin ku...
Category: Warar
Dhallinyaro dhameeyay jaamacadaha Hargaysa oo xoogsato noqday duruuf jirta awgeed
(ERGO) – Dhallinyaro badan oo wax bartay ayaa Somaliland ku wajahaya shaqo la’aan. Qaarkood duruufta ayay isku dhiibeen, markii ay shaqo ku waayeen cilmigii ay barteen, halka qaar kale ay door bideen inay qabtaan shaqooyin xoogsi ah. Waa xaalad ka turjumeysa in heerka shaqo la’aantu ay sareyso iyadoo sanad kasta ay jaamacadaha ka soo baxaan...
Mucaaradka Soomaaliya: Mabda’ Mise Dan Siyaasaddeed?
Muqdisho (WDN)- Siyaasiyiin muddo ku dhow sannad diiddanaa doorashooyin hal dhinac ah ayaa hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Hirshabeelle, kadib doorashadii muranka dhalisay ee Jowhar. Tallaabadan ayaa soo celisay su’aalo ku saabsan mowqifka dhabta ah ee mucaaradka, iyadoo sidoo kale dhacdadii Galmudug ay muujisay mabda’ ta mucaaradaka. , Galmudug oo siyaasiyiin mucaarad ahi ay...
Eboluhu Xuduud Siyaasaddeed Ma Leh: Baahida Qorshe iyo Mudnaanta Badbaadada Bulshada
Muqdisho (WDN)- Xaqiijinta kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola ee Kenya ayaa walaac hor leh ka abuuray Geeska Afrika, iyadoo ay soo baxday baahida degdegga ah ee loo qabo in hay’adaha caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyadu ay qprshe meel iska dhigaan, isla markaana si wadajir ah uga shaqeeyaan ka hortagga faafitaanka cudurkan halista ah....
SCAA oo ka digeysa roobab xooggan oo ku soo aadan Soomaaliya
Muqdisho (WDN) — Soomaaliya ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay roobab ba’an ka da’aan qaybo kala duwan oo dalka ah. Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) aya dhawaan soo saarto digniin la xiriirta xaaladda cimilada, isla markaana ugu baaqdo shirkadaha diyaaraddaha, garoomada diyaaradaha iyo rakaabka inay muujiyaan feejignaan dheeraad ah. SCAA ayaa sheegtay in...
Toddoba Kooxood oo Hubeysan oo Isbahaysi Dhisay ka soo horjeeda Abiy Ahmed
Kooxo Hore Isku Hayay oo Midoobay, Iyagoo Dalbanaya In Xukuumadda Abiy La Bedelo Addis Ababa (WDN) — Isbahaysi cusub ayaa ka dhex curtay siyaasadda Itoobiya, kadib markii toddoba kooxood oo hubeysan iyo kuwo siyaasaddeed ay ku dhawaaqeen inay midaynayeen awooddooda, iyagoo doonaya in meesha laga saaro xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, lana dhiso maamul ku-meel-gaar...
Puntland oo Raashin iyo Gargaar Gaarsiisay 200 Qoys oo ku Nool Dhinowda
Jariiban, (WDN) — Dowladda Puntland ayaa gargaar bani’aadantinimo oo degdeg ah gaarsiisay bulshada nugul ee ku nool Dhinowda, oo ah deegaan fog oo ka tirsan Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug, halkaas oo dadka deegaanka ay wajahayaaan culaysyo dhaqaale iyo kuwo deegaan. Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland ayaa gaaray Dhinowda, halkaas oo ay gargaar gaarsiiyeen ku...
Sacuudi Carabiya oo Digniin ‘Khad Cas’ ah ka Bixisay Kadib Markii Drone Xuutiyiintu Leeyihiin Lagu Soo Riday Meel u Dhow Maka
Maka (WDN) — Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in amniga labada goobood ee ugu barakada badan Islaamka iyo amniga xujeydu ay yihiin “khad cas”, kadib markii ciidamada difaaca cirka Sacuudigu maalintii Salaasada burburiyeen diyaarad aan duuliye lahayn oo ay sheegeen inay Xuutiyiintu leeyihiin. Arintaas oo ka dhacday koonfurta magaalada Maka ka hor inta aysan gelin...
Wadahadalo lagu soo afjarayo collaadda Koonfur Galbeed oo ka dhacay Nairobi
Nairobi (WDN) — Rajo cusub ayaa soo baxaysa kaddib markii ay dardar yeesheen dadaallada lagu doonayo in xal siyaasaddeed iyo mid nabadeed loo helo xiisadda amni iyo siyaasaddeed ee ka taagan Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyada oo ay muuqata fursad cusub oo lagu soo afjari karo colaadda iyo dhibaatada muddada dheer ka taagnayd magalaada Baydhabo iyo...
Shaqaalaha Rayidka Puntland: Maxay Dowladda Uga Aamusantahay Mushaaraadka Aan La Bixin?
Garoowe (WDN) — Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa wajahaya marxald aadaga taas oo ku aadan su’aal ah: maxay dowladda u bixin la’dahay mushaharaadkooda muddo todoba bilood ka maqan shaqaalaha , iyadoo kharashaad kale oo dowladeed ay weli socdaan? Shaqaalaha dowladda ayaa lagu soo waramayaa in aynan helin wax mushahar ah ilaa toddobo bilood, iyadoo dhibaatada...









