MOGADISHU, (Reuters) – Somalia’s national army has taken control of part of the biggest city in South West state, two weeks after regional officials said they were severing ties with the federal government in the capital Mogadishu, local residents said. The city of Baidoa, the administrative capital of South West state, is home to international peacekeepers and...
Category: RaadRaac
Somalia’s National Dialogue Conference Descends Into Political Theater Amid Key Boycotts
Mogadishu, (WDN) – What was meant to be a crucial National Dialogue Conference has instead become an exercise in political theater, as Somalia’s Federal Government proceeds with talks in Mogadishu from June 16-19 without the participation of critical stakeholders. The conference, ostensibly organized to chart a path forward for Somalia’s political future, has been rendered largely...
Dib u milicsi-RaadRaac: Taariikhda Xarakooyinka Islaamiyiinta Soomaaliya-Waraysi Xasan Abukar
RaadRaac: Taariikhda Xarkooyinka Islaamiyiinta Soomalaliya: Dib umilicsi- Waraysi Xasan Abukar Alle Naxariistii Janno haka waraabiyee oo uu ka qaaday Khaliil Cabdiraxmaan X. Xasan. 1)Halkan ka dhegeyso waraysiga qeybta 1-waad 2) Halkan ka dhegeyso waraysiga qeybt 2-baad RaadRaac- WardheerNews RaadRaac program archives
Raadraac: Dhalashadii Dawladdii Soomaaliyeed
Barnaamijkeenna Raadraac waxaan ku soo qaadanaynaa qaybtii 2aad ee xogwareysigii uu Cabdilaahi Cawad Ciga la yeeshay qoraaga Siciid jaamac Xuseen. Siciid waxa uu qaybtan kaga hadlayaa dhalashadii dawladdii Soomaaliyeed ee rayidka ahayd ee muddada sagaalka sanno ah dalka ka talinaysay. Haddaba barnaamijka hoos ka dhegeyso.
Raadraac: Soddon Sano Ka Dib Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Dawladdii Kacaanka?
Barnaamijka Raadraac waxaan ku soo qaadan doonaa iyadoo hadda laga joogo 30 sanno xilligii ay burburtay xukuumaddii Kacaanka, guud ahaanba xaaladdii waddanku ku sugnaa muddadii ay xilka hayasay iyo sababihii burburka keenay. Waxaa arrimaas ku falanqayn doona barnaamijka Qoraaga Siciid Jaamac Xuseen, waxaana iskudubbariday idinlana socodsiin doona Khaliil Cabdiraxmaan Xasan ee dhgeysi wacan.
Barnaamijka Raadraac: Dr Axmed Dalmar oo Aan Ka Wareysanay Xaaladda Abaareed ee Ka Jirta Soomaaliya
Barnaamijka Raadraac ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa abaarta ka jirta Soomaaliya, annagoo arrintaa ka wareysanay Dr Axmed Dalmar oo ku nool waddanka Maraykanka. Wareysigan oo uu qaadday Khaliil Cabdiraxmaan hoos ka dhegeyso.
Barnaamijka Raadraac: Wareysi Md. Faysal Cabdi Rooble
Barnaamijkeenna Raadraac ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi dhinacyo badan taabanaya, oo aan isbedelkii dhawaan ka dhacay Soomaaliya iyo guud ahaanba xaaladda Soomaaliya ee xilligan kala yeelanay Md Faysal Cabdi Rooble. Wareysiga oo uu qaaday Khaliil Cabdiraxmaan Xasan hoos ka dhegeyso.
RaadRaac waraysi: Musharaxa Madaxweyne Md. Jibriil I. Cabdulle
RaadRaac – Barnaamijka RaadRaad waxaanu ku waraysan doonaa oo marti noogu ah musharaxa Madaxweyne ee doorashada sanadka 2016 Md. Jibriil Ibraahim Cabddulle, oonu wax ka weydiinay qorshihiisa wax qabad iyo xaalada Soomaaliya..
RaadRaac: Waraysi Jibriil Ibraahim Cabdulle
RaadRaac: Barnaamijka RaadRaac waxaanu ku waraysanaynaa Md. Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ah madaxa Rugta Cilmi Baarista Arimaha Bulshada iyo Wadatashiga (Center for Research and Dialogue). Jibriil ayaa lagu wadaa in uu ka mid noqdo dadka u tartamaya Madaxtinimada Soomaaliya la filayo in ay ka dhacdo Soomaaliya dabayaaqadda sanadkan 2016. Waxaa waraysigan qaaday Maxamed Nuur Amiin: Fadlan hoos...
Barnaamijka Raadraac: Wareysi Aan La Yeelanay Boodhari Maxamed Warsame
Barnaamijkeena Raadraac ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa xogwareysi gaar ah oo aan la yeelanay qoraaga Boodhari Maxamed Warsame oo si gaara isugutaxaluujiya tarjumaada qoraalalada taariikhiga ah ee Soomaalida ku saabsan. Barnaamijka waxaa soosaaray idinlana socodsiinaya Khaliil Cabdiraxmaan. Hoos ka dhegeyso barnaamijka Raadraac





