August 7, 2013 RaadRaac (WDN)Dhamaan shucuubta Muslimiinta ee caalamka ayaa diyaar garow buuxa ugu jira soo dhaweynta munaasabadda Ciidul Fidrika. Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka Muslimiinta ee sida weyn loogu diyaar garoobayo Ciida. Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka mid ah magaalooyinka laga dareemiyo dhaq-dhaqaaqyada Ciidul Fidriga. Wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho ayaa...
RaadRaac: Kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya
Halkan ka dhegeyso barnaamjka RaadRaac oo maanta aanu ku waraysanayno Xasan Abukar oo ka hadlaya Kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya.
RaadRaac: Mowshin ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya
RaadRaac: (WDN)– Raadraac: Mowshin-Dhageysatayaasheenna qiimaha iyo qaddarinta mudan, Xubno baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah, ayaa dhawaan mowshin ka dhan ah xukuumadda uu hoggaamiyo Raysal wasaare Saacid waxay u gudbiyey guddoonka sare ee Baarlamaanka, kuwaas oo xukuumadda ku eedeynayay wax qabad li’i iyo wada shaqeyn la’aan. Si aan arrimahan wax badan uga ogaanno, ayaa wariyaha Radio...
RaadRaac: Tegidda Barre Hiiraale ee Kismaayo iyo Xaaladda Kismaayo
RaadRaac (WDN)Xaaladihii ugu dambeeyay ee magaalada Kismaayo, ayaanu waxan ka wareysannay afhayeenka maamulka KMG ah ee Kismaayo Cabdinaasir Seyraar, oo sheegay in dhawaan ergada shirka ay dooran doonaan madaxweynaha Jubbaland. Seyraar waxa uu sidoo kale meesha ka saaray in wax xiisado ah ay ka dhalatay tagidda Barre Aaden Shirre Hiiraale ee magaalada Kismaayo.
RaadRaac: Dad qaba cudurka Kansarka oo lagu xanaaneeyo Isbitaalka Banaadir
RaadRaac (WDN) Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir waxa uu qaabilaa dad cuduro kala gaddisan qaba, waxana dadkaasi ka mid ah kuwo la ildaran cudurrada Kansarka, shuban biyoodka iyo kuwa kale oo qaarkood aan dalka waxba looga qaban kareyn. Madaxaa caruurta ee Isbitaalkaasi Drs Luul ayaa Radio Wardheer la hadashay.
RaadRaac: Xildhibaan dhaliilay shirka Jubbaland
RaadRaac (WDN) Xildhibaan C/qaadir maxamaed Aaden Sandheere, oo ka mid ah mudanayasha baarlamanka Soomaaliya, ayaa qaba in ajaaniib ay ku lug leeyihiin shirka Jubbaland, waxana uu ku baaqay in taa badalkeeda marka hore la qabto shir lagu heshiinaayo. Dhageysi wacan Banaamijka Raadraac ee Radio Wardheer.
RaadRaac: Xaalada ammaanka ee Muqdisho
RaadRaac (WDN) Xaalada ammaanka ee Muqdisho oo ka waraysanay gudoomiye xigeenka gobolka Banaadir. Dhegaysi wacan.
RaadRaac: Waraysi Dr. Siciid Sh. Samatar
RaadRaac: Waraysiga waxa uu Barre sare Siciid Sh. Samatar kaga hadlayaa guud ahaan xaalada Soomaaliya, iyo sababaha dhaliya in ay Soomaaliya ilaa hadda u degi la’dahay.Waraysiga waxaa qaaday Khaill C/raxmaan.

