Category: RaadRaac

Home » RaadRaac » Page 3
Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow oo Ka Mid ah  Xildhibaannada diidan Dib u Soo Laabashada Xubno K mid Ah Xukuumaddii Saacid
Post

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow oo Ka Mid ah Xildhibaannada diidan Dib u Soo Laabashada Xubno K mid Ah Xukuumaddii Saacid

Barnaamijka Raadraac waxaa maanta marti ku ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Cismaan Aadan Dhuubow oo ka mid ah xildhibaanada  diidan soo laabashada Xubnaha ka midka  ah wasiiradii hore ee xukuumaddii Saacid. Waxaa barnaamijka idiin la socodsiinaya isla markaana idiin soo diyaariyay Maxamed Nuur Amiin. Hoos ka dhegeyso barnaamijka  

Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee  Puntland
Post

Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland

Barnaamijka Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ismaaciil Xaaji Warsame oo ka mid ahaa aasaasayaashii dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaanan ka wareysanay guud ahaanba xaaladda siyaasadeeed ee hadda ka jirta Puntland siiba u diyaargarwga doorashada madaxtinimo ee Puntland iyo qoddobo kaleba. Barnaamijka hoos ka dhegeyso

Barnaamijka Raadraac: Shirka Dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho
Post

Barnaamijka Raadraac: Shirka Dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho

Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadan doonnaa dhageystayaal  shirka dib u heshiisiinta ee beelaha Jubbooyinka ee ka furmay maanta magaalada Muqdisho, waxaana Barnaamijka marti ku ah Siyaasiga Cabdi Shire oo ka mid ah dadka dhaliilsan qaabka uu wax u wado Axmed Madoobe, su,aalo dhowr ah ayaanan weydiinay xilli uu ku sugnaa madasha shirka ee Magaalada...

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa
Post

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa

Banaamika Raadraac ee maanta waxaa noogu martiya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo aannu ka wareysanay aragtidiisa ku aaddan xukuumadda Soomaaliya iyo wixii u qabsoomay muddadii sanadka ahayd ee ay jirtay. Barnaamijka oo idiinka imanaya Itudiyaha Radiyo Wardheer ee Muqdisho waxaa idiin soo diyaariayay idinlana socodsiinaya Maxamed Nuur Amiin. Halkan hoose ka dhegeyso

Raadraac: Waraysi Faysal C. Rooble- Hal Sano Ka Dib Markii Loo Doortay Madaxweynenimada Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamud
Post

Raadraac: Waraysi Faysal C. Rooble- Hal Sano Ka Dib Markii Loo Doortay Madaxweynenimada Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamud

Waxaanu arrintan ka wareysanay aqoonyahanka Faysal Cabdi Rooble oo maanta noogu martiya Barnaamijkeena Raadraac. Haddaba Md. Faysal oo aan khadka Telefoonka kula xidhiidhay isagoo ku sugan magaalada Los Angels oo uu degganayahay, ayaa wareysigan kaga hadlayaa arrimo badan oo muhiim ah ee hoos ka dhegeyso.    

RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA
Post

RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA

August 7, 2013 RaadRaac (WDN)Dhamaan shucuubta Muslimiinta ee caalamka ayaa diyaar garow buuxa ugu jira soo dhaweynta munaasabadda Ciidul Fidrika. Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka Muslimiinta ee sida weyn loogu diyaar garoobayo Ciida. Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka mid ah magaalooyinka laga dareemiyo dhaq-dhaqaaqyada Ciidul Fidriga. Wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho ayaa...