RaadRaac: Waraysi xildhibaan Jeesow ansixinta Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya

RaadRaac: Waraysi xildhibaan Jeesow ansixinta Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Barnaamijka RaadRaac waxaad ku dhageysan doontaan wareysi dhinacya badan taabanaya oo uu siiyay Daahir Amiin Jeesow oo ka mid xildhiaanada Baarlaanka Soomaaliya. Md. Jeesow waxa uu ka hadli doonaa sida uu u arko R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo dhisida maamul goboleedyada Soomaaliya.