Tuesday, March 19, 2024
Wardheer News

Taliska AMISOM oo ka hadlay xaaladda ammaanka Soomaaliya

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Taliska Amisom ee Soomaaliya oo ka hadlay sababta hortaagan in la furo meelaha ay gooyeen Shabaab ee gudaha Soomaaliya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Madaxweyne Farmaajo oo maanta u ambabaxaya Itoobiya

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha dowladda Federaalka  Soomaaliya Md. Maxamed C/llaahi Farmaajo  gelinka dambe ee maanta u socdaalaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Xilkii oo laga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa kamid ah: Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa  wareegto uu soo saaray xilkii ka eryey Guddoomiyahii Gobolka Banaadir . Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer: