Friday, March 29, 2024
Wardheer News

Madaxweyn Farmaajo oo gaaray Koonfurta Gaalkacayo

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Koonfurta Gaalkacayo, Wiil uu dhalay Feysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland oo la sheegay in 29-kii bishii Desember ee sanadkii hore lagu dilay dalka Siiriya … Continued