Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wararka ka imanya deegaanka God Qaboobe oo sheegaya in uu istaagay dagaalkii saakay ka dhacay halkaasi, wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha, Federaalka oo sheegay in Soomaaliya siyaasad ahaan meel fog laga yimid, isla markaana loo baahan yahay talowadaag iyo isu dulqaadasho iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply