Mogadishu (WDN) โ Iyadoo hoggaanka siyaasadda Soomaaliya uu weli ku mashquulsan yahay ismariwaaga daba dheeraaday ee dastuurka iyo doorashooyinka, Al-Shabaab ayaa mar kale muujinaysa awood walaac leh oo ay ku qaadi karto weerarro gobollo badan oo dalka ah. Taas oo dhalisay su’aalo ku aadan qalalaasaha siyaasaddeed in uu siinayo fursado halis ah. Sida ay sheegayaan...
Category: Warar
“Wax Gargaar Dibaddeed Ah Uma Baahnin”- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya
Muqdisho (WDN) โ Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa hadal jeedin ka fog xaqiiqda ka jirta dalka sheegay , isagoo tilmaamay in Soomaaliya ay ka gudubtay ku tiirsanaantii gargaarka dibadda, arrintaas oo si weyn uga yaabisay bulshada Soomaaliyeed iyo falanqeeyayaasha siyaasadda. Hadalkiisa ayaa dhaliyay dood ballaaran, iyadoo dad badan ay isweydiinayaan sida dal...
AUSSOM oo Bilowday Qorshaha Wareejinta Hawgalka Amniga Soomaaliya, 20 Sano Sano Kadib
Addis Ababa (WDN) โ Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u bilaabay diyaarinta qorshaha lagu wareejinayo masโuuliyadda amniga ciidamada Soomaaliyeed, taas oo calaamad u ah wejiga ugu dambeeya ee hawlgal muddo ku dhow labaatan sano laf-dhabar u ahaa amniga Soomaaliya. Qorshahan ayaa saldhig u ahaa kulan ka dhacay...
Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
ERGO) โ In ka badan 80 beeraley ah ayaa xaalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya deegaanka Xero-dhagaxley ee gobolka Mudug tan iyo bishii April. Ayax ka cunay dalagyo ay goosasho ku dawaa iyo waraab yari isku raacay ayaa meesha ka saaray tacabkoodii. Waxay dabooli laโyihiin baahiyahooda aas-aasiga ah, iyadoo daymo loo haysto. Ceelkii...
Warsaxafadeed: Badbaado Waqooyi
Warsaxafadeed Markay qayloo naga soo gaadhey ciidaan u dhalanay, waa markii dulmigii dunida, calankii huwaanaa, ee lixda gees lahaa diyaaraado lagu keenaye, waan toosnay. Waayo, Waqooyi baa Shilal Yaalla! Cadowgaa la soo caleemo-saaray culayskiisaan dareenay. Waxaan maqalnay dadkaa la xasuuqaayo qayladoodii, waxaa na damqay sebiga ooyaya, waxa na dhaawacay hooyooyinka barooranaya, waxaan ka xanuunsanay Aabbaha...
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
(ERGO)โย Kaltuumo Faarah Cusmaan, iyada iyo carruurteeda oo shan ah waxay duruufo is-biirsaday ku wajahayaan deegaanka Buufow-bacaad oo ay tageen 15 bishii May, iyagoo faro maran. Qoyskeeda ayaa ka soo barakacay dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed, kaasi oo salka ku haya muranka dhul beereed ku yaalla deegaanka Beder ee gobolka Shabeellaha Hoose. Haweenaydan ayaa tilmaamtay...
Waqooyi Bari- Warsaxaafadeed: Baaq nabadeed
Annagoo ah Golaha Dhaqanka Issimada, Guddiga Wadaxaajoodka iyo Nabadda, iyo Golaha Guurtida ee Waqooyi Bari, waxaannu si qoto dheer uga tacsiyeynaynaa dhammaan ehelada iyo qoysaska ay ka geeriyoodeen ama ku dhaawacmeen dhacdadii murugada lahayd ee ka dhacday magaalada Adhicadeeye ee gobolka Sool. Waxaan Alle uga baryeynaa in uu u naxariisto dhammaan intii ku naf weyday,...
Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen
(ERGO) โ Cali Xasan Maalin mid ka mid ah xaasaskiisa iyo gabar uu dhalay oo sanad jir ah ayaa u geeriyooday bishii Maarso nafaqo-darro, markii uu u awoodi waayay cunno qoyskiisa oo 18 qof ka kooban tan iyo dhamaadkii sanadkii hore. Sidoo kale wuxuu kari waayay in uu xilli hore geeyo xarun caafimaad dhaqaale xumo...
Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Oggolaaday Dadaallada Xalraadinta Xiisadda Muqdisho
Muqdisho (WDN) โ Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa oggolaaday in uu ka guuro hoygii uu dhawaan ka degay deegaanka Mirinaayo ee Muqdisho, isagoo dib ugu laabanaya gurigiisii hore ee agagaarka garoonka diyaaradaha. Tallaabadan ayaa loo arkaa mid muhiim u ah dejinta xiisaddii siyaasaddeed iyo amni ee ka taagnayd caasimadda. Goโaankan ayaa yimid...
Baydhabo oo Dagaal Kooban Ka Dib Degtay, Xilli Xiisadda Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Sii Kordhayso
Baydhabo (WDN) โ Magaalada Baydhabo ayaa dib ugu soo laabatay deganaansho kaddib dagaal culus oo saaka aroortii ka qarxay gudaha magaalada, kaas oo dhex maray ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan xarunta gobolka Baay. Dagaalka oo socday in ka badan...









