Muqdisho, Maarso 31, 2013 (WDN)- Wararka laga helayo magaalada Garbahaarey ee xarunta goblka Gado, ayaa sheegaya in uu gaaray maanta halkaasi Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo ku howlan maalmahan danbe socdaallo uu ugu kuurgelayo xaaladaha ay shacabka deegaannadaasi ku sugan yihiin iyo maamula loo sameynayo deegaannada gacanta dowladda soo galay. Socdaalka ra’isul...
Wafdi uu hogaaminayo raysal wasaaraha Soomaaliya oo gaaray maglaada Jowhar
Muqdishu, ( WDN) – Wafdi uu hogaaminaayo Raysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa waxa ay maanta gaareen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose, halkasi oo ay ku soo dhaweeyeen dadka ku dhaqan magaalada Jowhar oo isgu soo baxay soo dhaweeynta wafdiga. Socdaalka Cabdi Faarax Shirdoon waxaa ku weheliya qaar ka mid...
Maxkamadda sare ee Kenya oo sheegtay in Uhuru Kenyata ku guulaystay doorashadii madaxtinimada
Nayroobi, Kenya ( WDN) – Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa go’aan ka gaartay doorashadii madaxtinnimada dalka Kenya ee horraantii bishan March ka qabsoontay waddanka Kenya, iyada oo markaasi la shaaciyay in uu ku guuleystay guddoomiyaha isbahayisga Jubilee ee Uhuru Kenyatta. Garsoorka maxkamadda ayaa ku dhawaaqay in doorashadaasi uu ku guuleystay Uhurru Kenyatta, wiilka madaxweynihii ugu...
Afhayeenka AMISOM oo sheegay in ciidamo dheeraad ah dhawaan soo gaari doonaan Soomaaliya
Muqdisho, Maarso28, 2013 (WDN)- Wada hadallada ka socda magaalada Kismaayo ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Maamulka KMG ee Kismaayo, ayaa lagu wadaa in maanta la soo gabagabeeyo, iyadoo dhinacyada shirka u socdo ay magacaabeen guddiyo farsamo oo soo diyaariya qoddobada labada dhinac ku heshiinayaan. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Kiismaayo, waxa halkaasi wali...
Radio WardheerNews March 27, 2013
Radio WDN March 27, 2013
Tacsi: Inaa Lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Dhamaan bahda WardheerNews waxay tacsi u dirayaan iyaga oo ka xun ehelkii iyo qaraabadii geeridii naxdinta lahayd ee dhawaan ku timid marxuum Abiib X. Jaamac oo ku geeriyooday magaalada Charlotte oo dalka Maraykanka. Waxaanu Ilaah uga beryaynaa in marxuuka uu janadii Farduusa ka waraabiyo, ehelkii iyo qaarabadii uu ka baxay samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Maamulka WardheerNews
Radio WardheerNews
Fadlan halkan ka dhegayso wararkii maanta Radiyo WDN, waxaana maanta inoo daadihinaya weriyeheena Jamaal.
Warka WardheerNews Radio
Muqdisho, Feb. 01, 2013 (WDN) – Rwd_Feb_01_13 Wararka ugu doorka roon maanta waxa ka mid ah madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada London ee dalka Britayn. Booqashadaas …
THINGS SOMALI PEOPLE SAY!
[youtube height=”HEIGHT” width=”WIDTH”]http://www.youtube.com/watch?v=km_AS8Lrsco[/youtube]
Baarlamaanka Soomaaliya oo diidey miisaaniyadda dowladda ee 2013 & 3-da xisbi qaran ee Somaliland oo la shaaciyay
Nayroobi, Dec 26, 2012 (WDN) – Baarlmaanka Soomaaliya, ayaa maanta diidey miisaaniyadda ay wasaaradda maaliyadda Soomaaliya soo diyaarisay. Taas oo uu qorshuhu ahaa in ay dowladda ku shaqeyso sannadka soo socda ee 2013. Miisaaniyadda oo ku kaceysa in kabadan 86 Miliyan oo doollarka Mareykanka ah, ayaa waxay xildhibaannadu ka doodayeen maalmihii la soo dhaafay. Xildhibaannada...


