Warka WardheerNews Radio

Muqdisho, Feb. 01, 2013 (WDN) – Rwd_Feb_01_13 Wararka ugu doorka roon maanta waxa ka mid ah madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada London ee dalka Britayn. Booqashadaas …