Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Qarax saakay waddada Warshadaha lagula eegtay gaari ay saarnaayeen Ciiddanka Booliska Soomaaliya iyo qasaara ka dhashay , Shabaab iyo dadka deegaanka oo ku dagaalamay Leego iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
