Friday, March 29, 2024
Wardheer News

Dowladda Soomaaliya oo dib ulasoo wareegtay maamulka hawadeeda

Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo maanta dib ulasoo wareegtay maamulka hawadeeda, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi (Waare) oo sheegay in maamulkiisa soo fuulay culeys aad u fara badan oo aan horey u jirin … Continued