Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 4
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo muddo 24 saac u qabatay in loo soo gudbiyo caddaymaha eedeymaha C/raxmaan C/shakuur
Post

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo muddo 24 saac u qabatay in loo soo gudbiyo caddaymaha eedeymaha C/raxmaan C/shakuur

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maxkamadda gobolka Banaadir oo muddo 24 saac u qabatay in loo soo gudbiyo caddaymaha eedeymaha C/raxmaan C/shakuur, Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeysay wajigii koowaad ee qiimeynta tirada ciiddamada Xoogga Dalka ee diiwaan gashan iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Post

Md. Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe

Warka Raadiyo Wardheer aan idiin heyno waxaa kamid ah: Md. Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi Soomaaliyeed, islamarkaana u tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe waxaa lagu weeraray hoygiisa oo u dhow hotel jaziira ee magaalada Muqdisho iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer  

Duqayn xalay ka dhacday Owdheegle
Post

Duqayn xalay ka dhacday Owdheegle

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Duqayn xalay ka dhacday Owdheegle oo la sheegay in lagu beegsaday Saldhig Shabaabku leeyihiin, Kenya oo beenisay in ay ku lug leedahay dilka iyo dhaawaca 42 qof oo shacab ah kuwaas oo ay gudaha Soomaaliya ku dileen Ciiddanka Kenya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka...

Xafiiska Q.M. u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha oo soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016 illaa 2017
Post

Xafiiska Q.M. u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha oo soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016 illaa 2017

Wararka aan idiin hayno waxaa kamid ah: Xafiisk Qaramada Midoobey u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha oo soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016 illaa 2017 iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso