Md. Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe

Warka Raadiyo Wardheer aan idiin heyno waxaa kamid ah: Md. Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi Soomaaliyeed, islamarkaana u tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe waxaa lagu weeraray hoygiisa oo u dhow hotel jaziira ee magaalada Muqdisho iyo Warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer