Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Duqayn xalay ka dhacday Owdheegle oo la sheegay in lagu beegsaday Saldhig Shabaabku leeyihiin, Kenya oo beenisay in ay ku lug leedahay dilka iyo dhaawaca 42 qof oo shacab ah kuwaas oo ay gudaha Soomaaliya ku dileen Ciiddanka Kenya iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply