Tuesday, May 14, 2024
Wardheer News

Dowladda Soomaaliya oo u diyaar garoobeysa shirar caalami ah

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo u diyaar garoobeysa shirar caalami ah oo dhici doona bilowga bisha Desember ee sanadkan iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer  

Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casishey

Warka Raadiyo Wardhee ree aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casishay Kormeerayaasha Caalamiga ee doorashada Somaliland ka dhacday maalintii Isniintii ayaa soo saaray qoraal horu-dhac ah oo ay uga hadlayaan doorashada iyo … Continued