Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafti uu hogaaminayo oo Muqdisho booqanaya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:
Category: Audio Daily News
Deeq lacageed oo dhan 1 milyan, oo dowladda Jabuuti ay ugu deeqday gargaarka mashaqadii 14kii October ka dhacday Muqdisho
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Deeq lacageed oo dhan 1 milyan, oo dowladda Jabuuti ay ugu deeqday gargaarka mashaqadii 14kii October ka dhacday Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay Guddiga Qaran ee gurmadka warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo wardheer:
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku tagaya wadanka Imaraadka Carabka
Warka Raadiyo Wardheer ee maanta waxaa ka mid: Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku tagaya wadanka Imaraadka Carabka iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Xisbiga Waddani ee Somaliland oo Taageerayaashiisa Ugu Baaqay In Ay Isdejiyaan
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Xisbiga Waddani oo taageerayaahiisa ugu baaqay in ay is dejiyaan xili kulamo ay u bilowdeen xisbiga iyo Gudiga Doorashada Soomaaliland iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa ka hadlay cabasho ka timid xisbiga Kulmiye
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa ka hadlay cabasho ka timid xisbiga Kulmiye iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Gudiga doorashada Soomaaliland oo sheegay in Jimcaha la shaacin doonaan natiijada
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Gudiga doorashada Soomaaliland oo sheegay in maalinta Jimcaha ah ay shaacin doonaan natiijada doorashada iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka raadiyo Wardheer:
Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casishey
Warka Raadiyo Wardhee ree aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casishay Kormeerayaasha Caalamiga ee doorashada Somaliland ka dhacday maalintii Isniintii ayaa soo saaray qoraal horu-dhac ah oo ay uga hadlayaan doorashada iyo warar kale. Fadlan halkan ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:
Madaxweynaha HirShabeelle oo Ka Horyimi Weerarrada Ka Dhanka ah Al Shabaab ee Laga Fulinayo Deegaannada Maamulkaas
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in ay tahay in dib looga laabto dagaalka Shabellaha Dhexe ay dowladda ka waddo, Somaliland oo maanta loo dareeray doorashada Madaxtinimo ee maamukaasi iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda F. Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Hawlgallo Ka Dhan Ah Shabaab oo La Fuliyay Maalmihii Aan Soo Dhaafnay
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaliya oo la hadlay Warbaahinta oo ka warbixiyay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab oo laga fuliyay qaar ka mid ah gobollada dalka iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Diyaarado dagaal oo xalay duqeyn ka fuliyay degaan 7 KM u jira degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah:diyaarado dagaal oo xalay duqeyn ka fuliyay deegaan 7 KM u jira degmada Balcad ee Shabeelaha Dhexe, Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladdiisa ay mucaarad xooggan kala kulmeyso siyaasiyiin Soomaaliyeed iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
