Deeq lacageed oo dhan 1 milyan, oo dowladda Jabuuti ay ugu deeqday gargaarka mashaqadii 14kii October ka dhacday Muqdisho

Deeq lacageed oo dhan 1 milyan, oo dowladda Jabuuti ay ugu deeqday gargaarka mashaqadii 14kii October ka dhacday Muqdisho

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Deeq lacageed oo dhan 1 milyan, oo dowladda Jabuuti ay ugu deeqday gargaarka mashaqadii 14kii October ka dhacday Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay Guddiga Qaran ee gurmadka warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo wardheer: