Madaxweynaha HirShabeelle oo Ka Horyimi Weerarrada Ka Dhanka ah Al Shabaab ee Laga Fulinayo Deegaannada Maamulkaas

Madaxweynaha HirShabeelle oo Ka Horyimi Weerarrada Ka Dhanka ah Al Shabaab ee Laga Fulinayo Deegaannada Maamulkaas

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in ay tahay in dib looga laabto dagaalka Shabellaha Dhexe ay dowladda ka waddo, Somaliland oo maanta loo dareeray doorashada Madaxtinimo ee maamukaasi iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso