Al-Shabaab oo La Sheegay In Ay Dhaqdhaqaaq Ka Wadaan Deegaannada Galmudug

Al-Shabaab oo La Sheegay In Ay Dhaqdhaqaaq Ka Wadaan Deegaannada Galmudug

Wararlka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Al-shabaab oo la sheegay in ay dhaqdhaqaaqyo ka wadaan deegaannada Galmudug, Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo oo si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee maalintii shalay lagu qaaday masaajid ku yaalla dalka Masar iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso