Warka Raadiyo Wardheer ee aana idiin heyno waxaa ka mid ah:Taliyaha Ururka 49aad ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Faarax Maxamed Turbac oo sheegay in Ciidamada Xoogga ay howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka bilaabeen deegaano ka tirsan gobalka Gedo iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
