Category: RaadRaac

Home » RaadRaac » Page 2
Post

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed

Barnaamikja Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ra’iisal wasaarihii hore ee Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed oo aanu ka wareysanay guud ahaanba xaaladda ka jirta xilligan Soomaaliya iyo aragtida Madasha Wadatashiga iyo Dimuqraadiyadda ee ku aaddan mustaqbalka Soomaaliya. Haddaba barnaamijka oo uu idiin soo diyaariyay islamarkaana idiin soo jeedin doon Khaliil Cabdiraxmaan...

Raadraac: Taariikh Nololeedkii Marxuum Prof. Saciid Sh. Samatar oo Aan Ka Wareysanay Faysal cabdi Rooble
Post

Raadraac: Taariikh Nololeedkii Marxuum Prof. Saciid Sh. Samatar oo Aan Ka Wareysanay Faysal cabdi Rooble

Sida aynu la wada socono waxaa bishii aan soo dhaafnay ee Febraayo ku geeriyooday waddanka Maraykanka Prof. Siciid Sheekh Samatar oo safka hore kaga jira aqoonyannada Soomaaliyeed. Haddaba taariikh nololeedkii marxuumka iyo waxqabadkiisii, ayaa waxaanu ka wareysanay Faysal Cabdi Rooble oo ay muddo dheer isyaqaaneen saaxiibbo isku dhawna ay ahaayeen. Barnaamijka Raadraac hoos ka dhegeyso...

RaadRaac: Siyaad Sheekh Daahir; afhayeenka gudiga farsamada maamul u samaynta gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya ( KGS)
Post

RaadRaac: Siyaad Sheekh Daahir; afhayeenka gudiga farsamada maamul u samaynta gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya ( KGS)

Barnaamijka RaadRaac waxaa maanta Marti ku ah Md. Siyaad Sheekh Dahir oo ah Afhayeenka Gudiga Farsamada Maamul u samaynta gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya ( KGS)  , iyada oo  xarunta gobalka Bay uu ka socdo shir maamul loogu dhisaayo KGS. Siyaad Sheekh Dahir waxa uuna ka hadli doonaa xaalada shirkaasi iyo halka uu hada maraayo.  

Raadraac: Ahmiyadda Maalinta 26ka Juun
Post

Raadraac: Ahmiyadda Maalinta 26ka Juun

Iyadoo hadda aynu ku jirno xuska maalmihii taariikhiga ahaa ee ay shacabka Soomaaliyeed  ka xoroobeen gumaystayaashii reer Yurub, ayaa waxaanu barnaamijkeena Raadraac maanta ku soo qaadanaynaa ahmiyadda iyo qaddarinta ay maalinta 26ka Juun ka mudanatahay ummadda Soomaaliyeed. Hadddaba waxaan arrintaas iyo arrimo kaleba  ka wareysanay oo noogu marti ah barnaamijka Prof. Cumar Aadan Qaaddi oo...

Raadraac: Wareysi Dr. Maxamed Daahir Afrax
Post

Raadraac: Wareysi Dr. Maxamed Daahir Afrax

Barnaamijkeenna maanta ee Raadraac waxaan idiinku soo gudbinaynaa wareysi aan dhawaan la yeelanay guddoomiyaha Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr Maxamed Daahir Afrax. Guddoomiyaha ayaa waxa uu si baahsan uga waramayaa AGA iyo sababihii keenay in la aasaaso iyo guud ahaanba dhibaatooyinka xilligan la soo dersay Af Soomaaiga iyo sidii wax looga qaban lahaa.Waxaa barnaamijka...