Saturday, April 20, 2024
Wardheer News
  • News
  • RaadRaac
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Raadraac: Ahmiyadda Maalinta 26ka Juun

Iyadoo hadda aynu ku jirno xuska maalmihii taariikhiga ahaa ee ay shacabka Soomaaliyeed  ka xoroobeen gumaystayaashii reer Yurub, ayaa waxaanu barnaamijkeena Raadraac maanta ku soo qaadanaynaa ahmiyadda iyo qaddarinta ay maalinta 26ka Juun ka mudanatahay ummadda Soomaaliyeed.

Hadddaba waxaan arrintaas iyo arrimo kaleba  ka wareysanay oo noogu marti ah barnaamijka Prof. Cumar Aadan Qaaddi oo ka mid ah siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho. Waxaa barnaamijka idiin soo diyaariyay idinlana socodsiinaya wariye Maxamed Nuur Amiin, waxaanu idiinka imanayaa Istuudiyaha Raadiyo Wardheer ee magaalada Muqdisho.

Barnaamijka hoos ka dhegeyso.

 

 

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.