Friday, April 19, 2024
Wardheer News
  • News
  • RaadRaac
  • Radio Wardheer
  • Warar

Raadraac: Taariikh Nololeedkii Marxuum Prof. Saciid Sh. Samatar oo Aan Ka Wareysanay Faysal cabdi Rooble

FaisalSida aynu la wada socono waxaa bishii aan soo dhaafnay ee Febraayo ku geeriyooday waddanka Maraykanka Prof. Siciid Sheekh Samatar oo safka hore kaga jira aqoonyannada Soomaaliyeed.

Haddaba taariikh nololeedkii marxuumka iyo waxqabadkiisii, ayaa waxaanu ka wareysanay Faysal Cabdi Rooble oo ay muddo dheer isyaqaaneen saaxiibbo isku dhawna ay ahaayeen.

Barnaamijka Raadraac hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.