Barnaamijkeenna maanta ee Raadraac waxaan idiinku soo gudbinaynaa wareysi aan dhawaan la yeelanay guddoomiyaha Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr Maxamed Daahir Afrax.
Guddoomiyaha ayaa waxa uu si baahsan uga waramayaa AGA iyo sababihii keenay in la aasaaso iyo guud ahaanba dhibaatooyinka xilligan la soo dersay Af Soomaaiga iyo sidii wax looga qaban lahaa.Waxaa barnaamijka idiin soo diyaariyay islamarkaana idinla socodsiinaya Khaliil Cabdiraxmaan.
Barnaamijka hoos ka dhegeyso