Barnaamijka RaadRaac waxaa maanta Marti ku ah Md. Siyaad Sheekh Dahir oo ah Afhayeenka Gudiga Farsamada Maamul u samaynta gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya ( KGS) , iyada oo xarunta gobalka Bay uu ka socdo shir maamul loogu dhisaayo KGS. Siyaad Sheekh Dahir waxa uuna ka hadli doonaa xaalada shirkaasi iyo halka uu hada maraayo.