Waxaanu arrintan ka wareysanay aqoonyahanka Faysal Cabdi Rooble oo maanta noogu martiya Barnaamijkeena Raadraac.
Haddaba Md. Faysal oo aan khadka Telefoonka kula xidhiidhay isagoo ku sugan magaalada Los Angels oo uu degganayahay, ayaa wareysigan kaga hadlayaa arrimo badan oo muhiim ah ee hoos ka dhegeyso.
