Sunday, May 05, 2024
Wardheer News
  • News
  • RaadRaac
  • Radio Wardheer

RaadRaac: Xildhibaan dhaliilay shirka Jubbaland

RaadRaac (WDN) micr_audio Xildhibaan C/qaadir maxamaed Aaden Sandheere, oo ka mid ah mudanayasha baarlamanka Soomaaliya, ayaa qaba in ajaaniib ay ku lug leeyihiin shirka Jubbaland, waxana uu ku baaqay in taa badalkeeda marka hore la qabto shir lagu heshiinaayo. Dhageysi wacan Banaamijka Raadraac ee Radio Wardheer.

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.