Raadraac: Soddon Sano Ka Dib Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Dawladdii Kacaanka?

Raadraac: Soddon Sano Ka Dib Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Dawladdii Kacaanka?
Siciid Jaamac Xuseen

Barnaamijka Raadraac waxaan ku soo qaadan doonaa iyadoo hadda laga joogo 30 sanno xilligii ay burburtay xukuumaddii Kacaanka, guud ahaanba xaaladdii waddanku ku sugnaa muddadii ay xilka hayasay iyo sababihii burburka keenay.

Waxaa arrimaas ku falanqayn doona barnaamijka Qoraaga Siciid Jaamac Xuseen, waxaana iskudubbariday idinlana socodsiin doona Khaliil Cabdiraxmaan Xasan ee dhgeysi wacan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.