W/Q WardheerNews Waxa aannu halkan idiinku soo bandhigaynnaa faallo ku saabsan ururintii u horraysay ee maansadii Eebbe naxariistii janno ha siiyee Cabdillaahi Suldaan “Timacadde”. WardheerNews waxa soo gaadhay nuskhad buug aan la faafin, madbacadna aan lagu daabicin oo teeb lagu garaacay. Kaas oo cinwaankiisu yahay “Maansadii Timacadde” oo ay wada qoreen Boobe Yuusuf Ducaale iyo...
August 6, 2026