Waxa Tiriyay: Faarax Cali “Gammuute” E-Mail: farahgamute@gmail.com Meel geri go’an ah ayaan waayadanba ku laallaa. Markaan ka soo laabtayna, Alle haw naxariistee, geerida Dhoodaan bay igaga naxsadeen. Sida falaadheed bay iigu soo boodday. Waa se halkii Dalaayade, “Godob li’i ninkii kala tagaa; guusha weyn sida e”. Lagu waarimaayoo waa run. War baa se ka hadhay....
Mahadhadii Maxammad Nuur (Q. 5 aad)
Sheeko murtiyeed Soomaaliyeed: Gar Gar Diidday “ Maalin ayaa nin geel la jooga hal baadi ahi soo raacday. Ninkii ayaa geelii soo hoyiyay.Markaas ayaa habeenkii geelii libaax u soo dhacay oo hashii dilay. Hashii ayaa bakhtiday.Kolkaa ayaa aroortii ninkii hasha lahaa u yimid oo yiri, “hal baadi ah ma aragtay?” Kii kale ayaa yiri, “haa,...
Kala Garo Laba Wax
W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Abuur ahaan aadanuhu sida uu baahi ugu qabo inuu helo cabid, cunto iyo caafimaad ayuu ugu qabaa inuu helo ixtiraam, qaddarin, magac iyo waynayn. Sidaa darteed qofku marka uu dhasho illaa inta uu dhimanayo wuxuu dareemaa dhinnaansho gudeed, heerarba ha kala lahaatee. Dhinnaanshahaasi wuxuu abuuraa kalsooni darro nafsadeed, oo...
Hal Maqaarka Diidani Daldalool Kama Weydo : Jawaab
Inkastoo aanan aheyn aftahan, heli og odhaahaha, ama abwaan koofyadda udhiganaya inuu ereybixin kula baratamo qoraayada ku caanka ah iney ku tiiqtiiqsadaan dhambaallo tayo leh, hadana farbaa ii taagan oo tibix Ibraahim tuhatuheeyey baa tuhun iga galisay yoolka uu la tiigasanayo qoraakiisii uu dhawaan ku soo tuuray dagalka WardheerNews. Qoraagu wuxuu labo-laboodin iyo shaki galiyey...
Dr. Baadiyow: Ninba Dahab Lumay Si u Doon-doon!
W.Q. Ibraahim G. Sharmaarke Inta aanan qalinka kor u qaadin, dhawr goor baan Eebbe hortii ka maagay in aan maqaalkan qoro. Dhawr arrimood, ayaa ugu waaweynaa sababihii aan uga caga-jiiday in aan dareenkan gaarka ah qalinleyda Soomaaliyeed la wadaago. Tan ugu horraysa waa arrin si ugu lug leh siyaasadda Soomaalida oo aanan jeclayn in aan...
Mahadhadii Maxammad Nuur (Qaybtii 4aad)
Qore: Maria von Tilin Tifatirkii: Bodhari Warsame Dhalasho iyo Korriimo ” Anigu waxa aan ku dhashay Guban, meesha Bixin la yiraahdo. Aabbahay fardo badan ayuu lahaa berigii hore, waxaana aan ku garaadsaday iyada oo dhowr iyo labaataneeyo fardo ahi joogto. Markii uu walaalkay gaashaanqaad noqday ayuu duulay, col walba raacay, oo faras walba oo laga...
CODKARNIMADA IYO DHAWDHAWDA
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Codkarnimada iyo dhawdhawdu waa laba aad u kala durugsan, aan waxba isaga dan ahayn. Codkarnimadu waa sifo la isku ammaano, oo hoggaamiye kasta badanaa laga fisho. Halka ay dhawdhawdu tahay nuqsaan la isku yaso oo maangaabta lagu tilmaamo. Taas ayaana keenta dadka adduunka ugu xilka culus inay si gooni ah isugu...
Heerrarka Caqliyada
Haddaadan dunida wax ku soo kordhinayn adigaa dusheeda siyaado ku ah. Mustafa Araafici (AUN) Kolka la abla-ablaynayo heerrarka caqliyada aadanaha iyo qaab fekerkooda waxaa la yiraahdaa waxay u kala qaybsamaan saddex nooc: caqliyo waawayn, caqliyo meel dhexaad ah iyo caqliyo yar yar. Caqliyada waawayni waxay ka wada sheekaystaan, kana doodaan mabaadii iyo afkaar, caqliyada...
Mahadhadii Maxammad Nuur: Qaybtii 3 xaad
Cunnada, xoolo-dhaqashada iyo ugaarta dhulkayaga “ Dhulkayaga waxaa laga cunaa; wax la karsho, wax la dubo iyo wax la dhamo. Waa intaa cuntada la yaqaan ee dadku cunaa, miraha ma ahee. Dadka magaalada joogaa waxa uu cunaa bariis, timir iyo kibis. Kibista waxay u dubaan caynado badan. Tan engegga lagu cuno waxaa iyadana loo dubaa...
Safar aan Jaho lahayn: Qaybtii 6aad
Bishii Febraayo 1978, ayaa dagaalkii dhawrka bilood soconayay ee dhex maray Itoobiya iyo Soomaaliya marxalad iyo waaya cusub galay. Daadkii oo xagga kale ku soo rogmaday ayaa la arkay. Ciidankii Soomaaliyeed oo aan u babac dhigi karayn huwanta isbiirsatay ee Midowga Soofiyeeti calanka u sido, ayaa amar lagu siiyay inay Itoobiya ka soo baxaan. Cabsi...






