Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 19
Shacabkii oo Harraad La Ildaran iyo Cagjar oo Diyaarad ka degi la’
Post

Shacabkii oo Harraad La Ildaran iyo Cagjar oo Diyaarad ka degi la’

Deegaano kala geddisan oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Jigjiga, ayaa laga soo sheegayaa in ay ka taagantahay biyo la’aan baahsan iyo harraad la soo darsay shacabka iyadoo sicirka biyaha lagu iibsadaana uu aad sare ugu kacay bilihii ugu dambeeyay. Waxaa sidoo kale iyana cirka isku shareeray qiimaha maciishadda iyo sarifka Doolarka iyadoo...

Soomaaliland xisbiyo ma jiraan mise maya?
Post

Soomaaliland xisbiyo ma jiraan mise maya?

W.Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi(Gadhweyne) Anigu magacyo waan arkaa; ma se arko xisbiyo dhab ahaan dhisan oo nolol waxqabad siyaasadeed leh. Xisbiyada la sheego ku ma arkin oo ku ma baadisooci karo ulajeeddooyin siyaasadeed oo cabbiraya baahiyaha dadka iyo aayaha dalka meesha hirashadiisu tahay ee uu qofka muwaaddinka dalka ahi danahiisa ka arki karo. Waxii beri...

Post

Ismaan-dhaafka Fekradeed ee Dhexyaal Puntland iyo Somaliland

W.Q. Maxamuud C/llahi Axmed Xuduudaha maamul goboleedyada dab baa ka holcaaya  Qormadan waxay isku deyi inay tilmaanto ismaan-dhaafka ka dhexeeya Puntland iyo Somaliland in uu salka ku hayo is-diidka labada feker (conflicting ideas) ee lagu kala qotomiyey asaaskii labada maamul iyo saamaynta ay ku yeesheen Soomaaliya inteeda kale.  Horraamihii sannadkii 2019, maalmo ka dib markii...

Soomaaliya kadib Carta: Kaalinta Maqan ee Hoggaamineed
Post

Soomaaliya kadib Carta: Kaalinta Maqan ee Hoggaamineed

W/Q: Cabdifataax Xasan-Barawaani Hordhac Muddo badan, aad u badan, gaar ahaan soddonkii sannadood ee u dambeeyay oo ay soo lammaaniso soddonkii ka horreeyay, Soomaaliya waxa ay la daaladhacaysay helitaan la’aanta, hanasho la’aanta iyo in aysan jirin cid buuxisa kaalinta hoggaamineed ee waddanka lagu dhigi lahaa meesha ku habboon, wax lagaga beddeli lahaa ama lagaga samatabixin...

Post

Damaca Madaxweyne Farmaajo iyo Xaaladda Doorashada Soomaaliya

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Tan iyo wixii ka dambeeyay shirkii Carta ee dalka Jabuuti oo hadda laga joogo mudd 20 sannadood ah, Soomaaliya waxaa soo maray dawlado awooddoodu haba iska liidatee ku guulaystay in ay qabtaan doorashooyin, xukunkana si nabadgelyo ah midiba midda kale ugu wareejiso. Waxay ahayd tallaabo yididiilo leh oo aan laga filan...

Post

Doorka Saxaafadda ee Waqtiga Doorashada

W/Q: Hamdi Wardhere Mohamed Dulmar  Saxaafaddu waxay tiir dhexaad u tahay fur-furnaanta iyo xoojinta hanaanka dimuquraadiyadda dal walba. Doorasho aysan saxaafaddu qeyb ka aheyn ma yeelato tartan xiiso,  xamaasad iyo isku soobax cod bixiye-yaal mug leh. Marka laga hadlaayo doorasho xor iyo xalaal ah ma ahan oo kaliya xorriyadda cod-bixinta iyo aqoonta cod-bixiyeyaashu u leeyihiin...

Post

Hargeysa Ma Sii Haysan Karaysaa Magaceeda Caanka Ah: Hoyga Fanka Soomaaliyeed?

Hibo Eebbe ku siiyey, Habeen la iskama qaado. W.Q. Maxamuud C/llahi Axmed Bishii Julay 17keedi 2020, waxa dawladda Somaliland xabsiga u taxaaabtay maamulihii telefishanka Astaan TV, Cabdimanaan Yusuf, dhawr jeeerna maxkamad la keenay  iydoo aan marna lagu soo oogin kiis cad. Nasiib darro 14kii bishii Noofember 2020ka ayaa lagu xukumay 5 sanno oo xadhig ah...

Post

QARANKII DIBJIRAY (Q.1aad)


W.Q. Cabdullaahi Xaaji Saciid Guure wuxuu ahaa wiil si wanaagsan loo barbaaray oo fahmo badan. Kasmada wanaagsan wuxuu ku darsaday awood jidheed. Mar kuu soo kacaamaayay cunug kasta oo ku dhasha deegaankiisa isagaa lagu gardaadin jiray. Gaashaan-qaad markuu noqdayna hooya kastaa waxay ku hamiyi jirtay in ay gabadheeda ku darto. Intaa waxa u dheerayd, wuxuu...

Post

Dibumilicsiga Kaydka WDN: Fanku ma wax laga toobad keenaa?

W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) “Inta ay fari i shaqaynayso; illaahayna waan caabudayaa; fanka qarrankayga sare u qaadayana waan wadayaa”,  Xudaydi.  Fanku waa hibo iyo howl, waa abuurid iyo wax soo saar, waa qurux iyo qaraaxo, waa khiyaal iyo sawirasho, waa horumar iyo hayaan, waa hilow iyo hammuun. Waa awood debecsan oo bulshooyinku si...

Waxtarka Taariikhda Siyaasadeed ee Soomaaliya
Post

Waxtarka Taariikhda Siyaasadeed ee Soomaaliya

W.Q. Liibaan Axmad Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991kii kaddib taariikhda siyaasaeed ee Soomaalidu waxay u ekeetay mid  qaadday dhabbihii Dhamaadka Taariikhda ( The End of History). Wax ka qorista Soomaaliya waxaa lagu soo koobay beelo is laynaya oo lumiyay hanka qaran uu leeyahay. Guubaabadii Safiirka Biritayn, Ben Fender, in loo baahan yahay in Soomaalidu ...