Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 20
Post

TAARIIKHDA WAA LAGA TILMAAN QAATAA

W.Q. Ahmed Khalif Tagtadaa timaadada looga tilmaan qaataa.  Taariikhdeena ayaan uga cabbir qaadanaynaa oo innagu hagta mustaqbalkeena. (Our history guides us to our future). Si loo fahmo xaaladda ay maanta ummad ku sugan tahay waa in la fahmaa taariikhda ummaddaas iyo sida ay marxaladda ay ku sugan tahay ku timid. Sidaa si la mid ah...

Post

Ayax Ku Habsaday Gobolka Mudug iyo Saamaynta uu Ku yeeshay Beeraleyda iyo Xoolo-dhaqatada

W.Q. Cadifitaax Maxamed Sugulle Asbuucayadaan waxaan safar ku joogay gobolka Mudug, waxaanan tagay meelo ka mid ah beeraha iyo dhuldaaqsimeedka gobolka. Waxaan meelihii aan booqday ku soo arkay Ayax fara badan oo ku habsaday beeraha iyo dhulka ay xooluhu daaqaan ee Gobolka Mudug. Ayaxaan oo ah mid aan waxba reebayn, waxuu cunayaa caleenta geedaha  saaran,...

Post

Dibumilicsiga Kaydka WDN: Markii Aan La Kulmay Musharraxa Madaxweynaha Soomaaliya!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Waxaa lagu jiraa xilli doorasho. Rag iyo dumar, gudo iyo dibadba waxaa isa soo taraya shakhsiyaadka u xusulduuban sidii ay uga qaybgeli lahaayeen doorashada madaxweynenimo ee ka dhacaysa Soomaaliya dabayaaqada bisha Oktoobar ee sannadkan. Rumayso ama ha rumaysan, laba toddobaad ka hor waxa uu ka mid ahaa wadayaasha Tagaasida shirkadda Uber...

Post

Dhanbaal kusocda Ergada, Xildhibaannada & Musharixiinta doorashada soo socota

WQ: Xamdi Wardhere Maxamed Dulmar Tan iyo markii dib loo yag-leelay hannaanka dowladnimo ee Soomaaliya kadib burburkii, lagana gudbay xilligii kumeel gaarka ahaa, waxaa dalka u billowday waaya cusub oo dhanka siyaasadda ah, waxaanan markale noqonay dal iyo dad aayahooda ka tashan kara, qorta sharuucdooda, udubada u taagay haykal dowladnimo oo heerar iyo waajibaad kala...

Post

Hiil Haween

Marka dal muddo dagaallo ku soo jiray, waliba kuwa sokeeye, kaliya daaraha iyo kaabayaasha-dhaqaale ma burburaane, damiirka dadka ayaa qoonma. Dhibaatooyinka muuqda ee dagaallada laga dhaxlo – qaxa, qoxootiga, gaajada, cudurka, abaarta iyo colaadda- waxa aan ka saamayn yarayn, haddii aanay kaba raad kululeyn, aafada macnawiga ah ee ku habsata bulshooyinka dagaalladu ragaadiyeen. Adduun-arragga bulshada...

Post

Heshiisyada Maamullada Soomaaliyeed La Saxiixdaan Shirkadaha Shisheeyaha Ah

W.Q. Liibaan Axmad Heshiisyada maamullada Soomaaliyeed la galaan shirkadaha iyo dalalka shisheeyaha ah waa halista ugu weyn oo soo foodsaarta danaha Soomaalida.  Heshiiskii maamulka Somaliland saldhig militari ku siiyay Imaaraadka Carabta iyo kii uu la galay shirkadda DP World waxay ismaandhaaf ka dhex dhaliyeen dowladda Soomaaliya iyo dowladda Imaaraadka Carabta.  Heshiiskii Puntland la gashay DP...

Post

Baroordiiq: Khaliif Ciise Mudan

Odhaahda Tifatirka: Waxaa bishan aynu ku Jirno ee Nofember 24, 2020, ku geeriyooday dalka Turkiga Alle Naxariistii Janno ha siiyee Md. Khaliif Ciise Mudan oo ka mid ahaa haldoorka Soomaaliyeed siiba deegaannada Puntland. Haddaba aqoonyahanka iyo qorayaasha Soomaalida qaarkood oo aqoon u lahaa marxuumka ayaa waxay baroordiiqdan akhristayaasha kula wadaagayaan aragtidooda shakhsiyaddii Khaliif Ciise.————– Faysal...

Post

Maamulka Cagjar Iyo marin-habaabinta Shacabka

Cagjar ma dantiisuu ka dhex arkay dagaalka Tigreega? W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Inkasta oo sida lagu yaqaano maamullada keligood-taliska ah uu Abiy Axmed isu muujinayo in dagaalka uu ku qaaday xilligan deegaanka Tigreega oo ay hore u kala irdhoobeen, uu yahay mid dhammaan shacabka Itoobiya taageersanyahay, laguna muujiyay dibad-baxyo ay dawladdu soo abaabushay, haddana waxaa...

Post

Saameynta uu Dunida Islaamka ku-yeelan karo Joe Biden

WQ: Xamdi Wardheer Maxamed Guud-mar  Joseph Biden ayaa la xaqiijiyey inuu ku guuleystay xilka madaxweynenimo ee dalka Mareykanka, asagoo guul taariikhi ah kagaaray madaxweyne Donald Trump oo ay siweyn u loolameen. Biden waa ruug-caddaa kusoo gaamuray siyaasadda dalka Mareykanka, asagoo xilka aqalka sare ee senatka dalkaas kumatalay deegaanka uu kasoo jeedo ee Delaware lagasoo bilaabo...

SALAFIYA/WAHAABIYA: HALISTA UGU WEYN EE MUSLIMIINTA
Post

SALAFIYA/WAHAABIYA: HALISTA UGU WEYN EE MUSLIMIINTA

W.Q: Cabdiraxmaan Cilmi Xaashi Wahaabiyada ama Salafiyada, siday jecelyihiin in loogu yeero, waa xarakada ama mad-habta ugu halista badan taariikhda muslimiinta, sidaan aniga iyo dad badani oo kale qabno. Xiriir toos ah ayaa ka dhexeeya faafidda salafiyada iyo burburka dalka ay ku faafto. Dagaal siyaasadeed oo shaar diineed loo geliyey, dagaal diineed oo aan dhammaad...