Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 21
Post

Cagjar Iyo Adeegayaashiisa oo Indhaha Ka Qarsaday Xasuuqa Shacabka Gobolka Siti

WardheerNews Waxay u niikinayeen Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed oo booqasho kooban ku marayay Deegaanka Soomaalida oo mashaariic qabyo ah iyo kuwo tobonaan sano ka hor la hirgeliyay xadhiga ka jaray, islamarkaana dhagaxdhigay kuwo dhowr jeer hore loo dhagaxdhigay. Goobaha uu RW Abiya Axmed xadhiga ka jaray waxaa ka mid ah warshad xoolaha lagu qalo oo...

Post

GEERIDII GUULEED YARE (Q.4AAD)

W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Axmed markii uu siddeed bilood wasiir ka ahaa dawlad goboleedkii tolku dhisteen, ayaa xukuumaddii uu ka midka ahaa la ridey, oo mid kale lagu beddelay. Maanta oo dhowr sanadood laga joogana weli wuxuu ka dhur sugayaa in uu markale wasiir noqdo. Doorashadii dhowaan la qabtayna, ninkii uu dhisayey kursigii waa...

Post

GEERIDII GUULEED YARE (Q.3AAD)

W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Waxaa la yiri warka beenta ah dabaylaha ayaa qaada. Reer deris la ah Guuleed Yare reerkooda ayaa gabadhi hooyadeed u sheegtay in ay Facebookga ku aragtay in Guuleed Yare dhintay, oo tacsi tirada ka badatay Facebookga looga dirayo. Islaantiina inta ay Guuleed Yare hooyadii u soo wareegtay, ayay uga tacsiyadaysay...

Post

Aragtidayda “Qaamuuska Casriga Ah ee Maahmaahda Soomaaliyeed” ee uu Qoray Georgi Kapchits

Aadan Makina Waxaan maqli jiray ilaa yaraanteydii, maahmaahda ah “ma anaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa.” “Dhegaheyga kuma maqal dhaayahayga kuma arag”, in aqoonyahan u dhashay dalka Ruushka in maanta oo Axad ah (Oktoobar 11, 2020) uu ila soo xidhiidho asagoo ila socodsiinaya in Qaamuuska Casriga Ah ee Maahmaahda Soomaaliyeed oo uu ku hawlanaa gu’yaal...

Post

Gobolka Siti Waa Malko

WQ Cabdalla Xaaji Cusmaan Gobolka Siti oo ka tirsan Dawlad-Deegaanka Soomaalida, saddex degmo oo ka tirsan ayaa xukuumaddii Males Senawi si jujuub ah u raacisay Deegaanka Cafarta, halkaas oo ay weli dhibaato ka taagan tahay. Ujeedeedda dhulka Soomaalida loo raaciyey gobolka Cafartu ma aha fikir xilligan uun dhashay ee waa aragti fog oo ay qabeen...

Post

Geeridii Guuleed Yare (Q.2aad)

W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Labadaa jeer ee Guuleed Yare dhimashada ku sigtay ee aanu kolnaba illaawin mar waxay ahayd, isaga oo aad u yar, ayaa reerkooda iyo reero kale oo ay isku hayb ahaayeen u hayaameen meel aad uga fog dhulkii ay degi jireen. Waxay ahayd abaar ba’an, oo ay biyo iyo baadba arlada...

Post

Geeridii Guuleed Yare (Q.1aad)

W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Aroor Jimce ah oo uu hurdada ku daahay ayuu goor dambe ka soo toosay. Si la mid ah dhalinyarada filkiisa ah ee maanta joogta ayuu isaga oo aan sariirta ka kicin telefoonkiisa gacanta haabtay, oo isha mariyey wixii farriimo u soo dhacay muddadii uu hurday. Ka dibna wuxuu furay rugaha...

Post

Halke ayuu ku danbeeyey hankii Turkey-ga ee Midowga Yurub?

W/Q Xamdi Wardhere Maxamed Jamhuuriyada Turkey-ga waa dal kuyaala goob muhiim ah iskuna xira qaaradda Aasiya iyo Yurub. Dadweynaha Tukey-ga waxaa lagu tiriyaa inay yihiin bulsho leh ilbaxnimo aad u dheer oo ay ugu horeyso wax soosaarka beeraha, gaadiidka kala duwan, dhismaha, qalabka militariga, dharka iyo xirfadleyaal gacanta ah oo kasoo shaqeysta wadamada kale. Wadanka...

Post

RW Rooble maxaa laga fili karaa muddada Kooban?

W/Q Cabdikariim C/raxmaan Xaaji Xasan Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo in muddo ah ay u aheyd sidii guul uu gaadhay (accomplishment),  islamarkaana ku faana wada shaqeyta ka dhaxeysay Ra’iisal Wasaarihiisi hore  ee Xasan Cali  Khyre, laguna xsuusto hadaladiisii  “Waxaan idiin keenay Ra’iisal Wasaare iga fiican,” ayaa bishii Julay 25-dii muddo 7 daqiiqaddood  gudahood  shaqadii kaga...

Post

Haddii uu Miyiga Soomalidu Burburo, Maxaa Meeshiisa Geli?

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed “Soomaali waxa u xaasil gala, xoolo dibadeede/Wax kale oo la xaradhaamiyaa, xero ma yeeshaane”. Gabyaa Cabdillaahi Muuse (AUN) Su’aasha kore ee aan maqaalkan cinwaanka uga dhigay waa su’aal in badan maankayga ka guuxaysay, laakiin aan mar walba dib u liqi jiray; waayo waxa aanan ku qancin sida taasi u dhici karto,...