Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 22
Isdiidan Doorasho Xor iyo Xalaal ah  iyo Dastuurka Puntland
Post

Isdiidan Doorasho Xor iyo Xalaal ah iyo Dastuurka Puntland

W/Q Maxamed Ismaaciil Maxamed (Siibad) Waa run, in Dawladdi Puntland ee ugu horaysay jiritaankeedu ku xirnaa loona igmaday in saddex sano gudahood ay dastuur ku soo diyaariso, dalkana ka hirgeliso doorasho xor iyo xalaal ah. Nasiibdarro, shacabka Puntland wali ma arkin doorasho xor iyo xalaal ah.  Dawladihii isaga dambeeyay Puntland ee dayacay shaqadii loo igmaday,...

LAFDHABARKA DHIBAATADA SOOMAALIYA
Post

LAFDHABARKA DHIBAATADA SOOMAALIYA

Qore: Maxamed Nuur Shire Kolka laga hadlayo dhibaatada Soomaaliya waa lagu kala aragti duwanyahay, iyada oo qof kasta meel ula muuqato in guriga ay dhaxantu ka soo galeyso, waxaana sidoo kale lagu kala beyraa sida loo wajahayo iyo halka laga bilaabayo. Dhibaatooyin badan oo hadda inoo muuqda la iskuma diiddana iney ka dhasheen burburkii ku...

Sahanka Raage
Post

Sahanka Raage

W/Q Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud Muddo ayuu la soo shaqeeyey maamulladii xukuumadihii rayidka ahaa, ka hor inta aanu Jaamacaddii Ummadda macalin ka noqon. Raage intii danbe oo dhan waxbarashada ayuu u go’ay oo heersare ka gaadhay. Ku dhawaad saddex tobanle iyo badh ayuu macalin ka ahaa jaamacaddo kala duwan oo dalka iyo dibadda ah isaga oo...

Post

ITOOBIYA (4-4): XAALADDA MURUGSAN & MUSTAQBALKA ITOOBIYA

W. Q. Mustafa Fayruus Abiy Axmed wuxuu dhaxlay Itoobiya maraysa marxalad kalaguur xasaasiya, oo laga dhursugayo dhankay u dhaqaaqdo. Waxaa hor yaalla arrimo murugsan & faylal culculus oo is biirsaday, loogana fadhiyo inuu wax ka qabto e, bal aan yar taataabanno. Wada Dhowridda Amniga & Xuquuqda Muddadan dambe waxaa isa soo tarayay in Abiy Axmed...

Aasaaska Ilaha Dakhliga iyo Dhaqaale Abuurka ee Ururka Al-Shabaab
Post

Aasaaska Ilaha Dakhliga iyo Dhaqaale Abuurka ee Ururka Al-Shabaab

W/Q: Cabdifataax Xasan-Barawaani Hordhac iyo Guudmar Burburka, dawlad la’aanta, faragelinta tooska ah iyo midda dadban, afkaaraha iyo shisheeyaha ku dhex hardamaya gudaha Soomaaliya, ayaa waxa ugu weyn ee shidaalka u ah, dhaqaajinayana uu yahay dhaqaalaha. Dhaqaalahu waa laf-dhabarta wax kasta oo maanta dunida ka dhacaya, gaar ahaan Soomaaliya. Ururrada argagixisadu muhiimad gaar ah baa ay...

Post

Jenaraal Galaal iyo Dagaalkii 1964kii

W.Q. Liibaan Axmed Jeneraal Maxamed Nuur Galaal wuxuu ka mid yahay raga faro-ku-tiriska ah oo u soo joogay isbeddelladii ka dhacayay Soomaaliya dhowr iyo lixdankii sano ee ugu dambeeyay.  Waraysiyo kale duwan ayuu baxiyay Jeneraal Galaal. Waraysiga  ugu dambeeyay arrimmaha uu kaga hadlay waxaa ka mid ah weerarkii Itoobiya ku soo qaadday Soomaaliya 1964kii.  Waa...

Diblomaasi shisheeye ah ayaa hadda ka hor wuxuu yiri: “There is no adult in the room”
Post

Diblomaasi shisheeye ah ayaa hadda ka hor wuxuu yiri: “There is no adult in the room”

By Dr. Saadiq Enow Sida xeerka noloshu yahay, fal-celisyada (reflexes) aadamiga uu kaga jawaabayo farriimaha nolosha, waxay kamid yihiin miisaanka lagu qiimeeyo qofka baaluqnimadiisa iyo caafimaadkiisa. Fal-celisyadaas ayaa waxay isugu jiraan kuwo ku dhaca doonistayada (voluntary reflexes) iyo kuwo ka madax-bannaan doonistayada (involuntary refexes). Mid ay tahayba waxaa falalkaas ku dhaca is-beddel iyaga oo la...

Post

ITOOBIYA (3-4): Isbeddelka 3aad (2018), Dr Abiy Axmed CALI

W. Q. Mustafa Fayruus Nus qarnigii ugu dambaysay, Imbaraadooriyaddii Abasiiniya waxaa ka dhacay saddex isbeddel (1974, 1991 & 2018), oo ay kulmiso in xididdada loo siibo Imbaraadooriyaddii Abasiiniya ee soo dhismaysay muddadii 1855-1974. Qaybtii 2aad ayaan kaga soo hadalnay labadii isbeddel ee 1974 & 1991, qormadanna waa isbeddelka 3aad ee curtay 2018. Ceejinta Hannaanka Siyaasadeed...

Post

Xildhibaan Cabdulqaadir Jirde: Somaliland iyo Soomaaliya waxay yeelan karaan qarannimo-wadaag

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed 3dii bisha Ogost 2020 ayaa machadka ISIR (Institute for Strategic Insights and Research), ee fadhigiisu yahay Hargeysa, uu soo qabanqaabiyey kulan lagu gorfeynayo wada-hadalladii Soomaaliland iyo Soomaaliya ee ka dhacay Djibouti bartamihii bishii Juun 2020ka.  Kulankaas waxa ku marti ahaa Xildhibaan (Xldh) Cabdulqaadir Jirde oo xubin ka ah Baarlmaanka Soomaaliland, oo...

Post

ITOOBIYA (2-4): MAWJADAHA FURFURIDDA IMBARAADOORIYADDA

W. Q. Mustafa Fayruus Nus qarnigii u dambeeyay, Imbaraadooriyadda Abasiiniya waxaa ku dhuftay mawjado isbedello bar-kulankoodu yahay furfuridda Imbaraadooriyaddii Abasiiniya ee soo dhismaysay muddadii 1855-1974. Saddex isbeddel ayaa kala dhacay 1974, 1991 & 2018; waxay beddeleen hannaanka dawladeed iyo siyaasadeed ee Itoobiya. Saddexdan isbeddel aan midba si kooban u sifaynno. Isbeddelka 1aad (1974): Tirtiridda Hannaanka...