Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 23
Post

Xuska Caashuura iyo Siyaasadda Fircooniga

W.Q. Cabdullaahi Janno  Soonka Caashuura waa ku weyn yahay dhexdeenna – waana wax la bogaadiyo in loo degdego kheyrka. Misana waxaad mooddaa in aan hoos loo sii daadigin. Waxaa maqsuud lagu noqday keliya gaajada iyo harraadka soomidda maalintan iyadoon isla markaana aan la isweyddiin su’aalihii muhiimka u ahaa xuskan: Waa maxay xikmadda ay barkan tahay...

Post

Wacdi jeedinta Wadaaddada!

W/Q Maxamed Nuur Shire Marka afar loo qeybiyo habka loo wada xiriiro: 1)hadal, 2) dhegeysi, 3) akhrin iyo 4) qoraal, Soomaalidu waxa ay ku wacantahay labada hore, waxa ayna ku kasbadaan aqoon guud. Wacdiga diiniga ah waxa uu ka midyahay waxyaabaha Soomaalidu diinta ay isugu soo gudbiso. Laba hebel isma weydiineyso in wacdiga wadaaddada uu...

Post

ITOOBIYA (1-4): IMBARAADOORIYADDA ABASIINIYADA CUSUB

W. Q. Mustafa Fayruus  Bishii Abriil 2014 ayuu billowday gadood teelteel ah, gadaashiina isu rogay burkaano qarxay oo galaaftay hoggaankii siyaasadeed ee Itoobiya. Afar sanno ka dib Dr Abiy Axmed Cali ayaa noqday Ra`iisalwasaaraha Itoobiya Abriil 2018. Ku dhowaad laba sanno iyo bar ayaa ka soo wareegtay muddaduu Abiy Axmed xilka hayay, welina xaaladda Itoobiya...

Post

GORFAYN BUUGGA QALIN IYO DHIGAALKII: DULMAR GUUD

W/Q: Cabdixakiin Diiriye Inkasta oo mashquulkeyga oo badnaa aawadiis aan buugga si dulmar ah hal mar u akhriyey, oo aan u baahan doono in aan mar iyo labo kaleba akhriyo, haddana saaxiibkey qoraa Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) ayaa iga codsaday in aan buugga wax uun ka iraahdo, waxaanan markii hore iskudayey in aan ka cudurdaarto...

Post

Dagaalka Biyaha: Soomaaliya Maxaa la gudboon?

Dr.Cabdifitaax Nuur Axmed ( Ashkir)  Xoghayihii hore ee hay’adda Qaramada Midoobay Boutros Boutros-Ghali ee xilka hay’addaas hayay sannadihii (1992-1996), wuxuu leeyahay odhaah ay xeel-dheerayaasha siyaasaddu adeegsadaan kolka ay ka hadlayaan muran-biyoodka dhawaanahaan soo if-baxay ee dunida.  Boutros-Ghali wuxuu yiri “ dagaalka saddexaad ee dunidu wuxuu noqon doonaa mid salka ku haya biyaha.” Wuxuuna sii raaciyay...

Post

Dhuusamareebey waxaanu ku sugannahay dhibaato

W/Q Dr. Saadiq Enow Waxaa jirta ooraah ku can baaxday dadka Mareekanka ah dhexdooda, taas oo ah Houston we have a problem. Ooraahda waxay ku baxday filim la yiraahdo Apollo 13 oo la smaeeyey sanadkii 1974-kii. Sheekada filimku wuxuu ahaa gantaal ay saaran-yihiin cir-baxeenno lix ah. Gantaalkan ayaa wuxuu ku hallaabayaa fagaagga sare. Nimanka saaran...

Soomaalidii hore Ragga Shan Nooc Bay u Qaybin Jireen
Post

Soomaalidii hore Ragga Shan Nooc Bay u Qaybin Jireen

W/Q Axmed Bashiir Afeef: Qoraalkani Qabiil gaar ah ka hadli maayo, laakiin si guud buu wuxuu u eegayaa Soomaalidii hore siday ragga u qiimayn jireen, inta nooc ay u qaybin jireen iyo ku cabirka dalka. Garaadku waa shay ilaah uunka qofba in ka siiyoo oo galiyo, laakiin dadka qaarki waxaad mooddaa inaysan ab iyo isir...

Post

Siciid Jaamac Xuseen “ Faras”- Haldoor Ku Dayasho Mudan-Qeybtii 2-aad

Halgamaa Hoodo leh W.Q. Axmed Cabbaas Dhawaan waxa wardheernews lagu daabacay qoraal lagu maamuusayay aqoonyahan Siciid Jaamac Xuseen ayna ka qayb qaateen dad kala geddisan oo aqoon u leh Saciid. Haddaba markii aan akhriyay qoraalladaas waxaa ii muuqatay in aanay si buuxda sawir uga wadabixin karin dhinacyada kala geddisan ee laga eegi karo shakhsiyadda Siciid...

Post

Yaxye Cali Hareeri: Hormuudka Falalka Musuqa

W/Q Cabdi D. Faahiye In dhawaalaba xukuumaddii hore ee Xasan Cali Kheyre waxay mashquul ku aheyd sidii loo xakameyn lahaa musuqa si looga mira dhaliyo yoolka deyn-cafinta Soomaaliya. Balse waxaa xusid mudan in Xafiiska Ra’isul Wasaaraha uu yahay isha ay ka soo burqadaan musuqa ugu baaxadda weyn dawladda Federaalka. Musuqa oo dhowr nooc ah, ayaan...

Post

SHUMAA LA ARKAYAA SHANTII SOOMAALIYEED OO CALAN KU SHEEKAYSTA?

Shantii Soomaaliyeed/Oo Calan ku sheekaysta/Shumaa la arkayaa waa/Su’aal sharad ka yaalaa. (Gabyaa, Cabdi Iidaan) – Ilaah ha u naxariisto W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed 26kii Juun 2020, madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi khudbaddii uu ka jeediyey lixdan guuradii maalintii ugu horreysat ee calan Soomaaliyeed oo xor ah la taagay, kuna beegan hanashadii gobonamida gobollada waqooyi/Somaliland, ayuu ku...