Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 24
Wargeys Yar Baan Waa Hore Ka Akhriyay!
Post

Wargeys Yar Baan Waa Hore Ka Akhriyay!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Waxay ahayd Beled Weyn iyo Biibito gabadhi haysatay. Baled Weyn iyo gabadh haddii aad maqasho, shaki maleh in ay maskaxdaada ku soo dhacayso Beerlula iyo heestii Baled Weyn ee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi). Haddaba dulucda qoraalkani ma aha mid aan kaga sheekaynayo gabadh iyo caashaq midna balse waa mid aan...

Post

Madaxweyne Farmaajo Ma Illaaliyaha Dastuurka mise Qaswadaha Koowaad!

W/Q Cabdikariim Cabdiraxmaan X. Xasan Hordhac: Markii loo doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya 8-dii Febraayo, 2017,  Kumaankun Soomaaliyeed ayaa isugu soo baxay dhammaan gobollada Soomaaliya iyo daafaha adduunka, iyaga oo aad ugu faraxsanaa doorashada Farmaajo iyo sida quruxda badan ee uu u dhacay isbedalka hoggaanka dalku (peaceful transfer of power). Soomaali meel...

Post

Waa Tuma Rebecca Lolosuli?

W.Q. Cabdirisaaq Baraag   Rebecca waa haweeney Keenyaan ah oo reer Samburu ah. Waxa ay 1962 ku dhalatay tuulada Wamba. Dugsi dhexe yay ka gaartay waxbarashada iyo kalkaalisanimo ay ka gaabisay lacag waxbarasho la’aanteed. Sidaas darteed, iyada oo 18 jir ah ayaa ay xaas noqotay. Ganacsi ayay si iskeed ah u abuuratay. Rag ayaa baaday...

Post

Farmaajo & Kheyre: Dowladdii ugu Liidatay Taariikhda Soomaaliya

W/Q Iimaam Ahmed Bilaal Sanadkii 1991 markii xukunka laga tuuray Gen. Maxamed Siyaad Barre ilaa iyo sanadkan 2020 waxa Soomaaliya soo maray lix dowladdood, laga soo bilaabo dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa Cali Mahdi Maxamed iyo tan uu hadda Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Dowladda Farmaajo iyo Kheyre waxa ay xukunka la wareegeen iyada...

Post

Deegaanka Soomaalida iyo Degganaansho La’aanta Itoobiya (Q.1aad)

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Itoobiya way ololaysaa. Waxaa xilligan ka aloosan dhibaatooyin iyo khalhkal siyaasadeed oo maalinba maalinta ka dambaysa cirka isku sii shareeraya. Waxaa guud ahaanba meesha ka baxday rajadii isbeddelka ee laga filanayay ka dib markii uu talada dalka la wareega Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed, waxaanay xaaladda Itoobiya maanta maraysaa marxad ka liitada...

Post

MAANDEEQ : Hashii Saddexda Doqon

By Ahmed Khalif Maandeeq, hashii kuruska iyo horaaddada wayneyd, ee astaanta u ahayd xornimada Soomaaliya ayaa maanta u eg  hashii sheeko carruureedda saddexda Doqon wada lahaayeen. Saddex Doqon oo walaallo ah ayaa la yiri, waxay Aabbahood ka dhaxleen hal caano badan; carruurnimadoodii, markii ay yaryaraayeen, saddexdan Doqon hashaas ayaa lagu soo koriyey oo wax walba...

Post

Doorashadii Farmaajihii labada Koofiyadood lahaa- Muqdishu 2017/2021

W/Q Cabdi Faarax Juxaa Bishii Febraayo 8-dii, 2017 waxaa labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya fadhi wadajir ah, oo dooarasho dadban oo mugdi iyo faq-hoosaad badan leh ugu doorteen Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  oo noqday Madaxweynihii 5-aad ee  Soomaaliya burburkii kadib. Madaxweyne Farmaajo wuxuu ahaa nin siyaasadda Soomaaliya sibiq kusoo galay oo saaxiibtimo iyo gacan-qabasho saaxadda ku...

Danta Soomaliya iyo doonista dowladdaha isdiidan
Post

Danta Soomaliya iyo doonista dowladdaha isdiidan

W/Q: Mohamed Abdikadir Socdaal Xiriirrada diblumaasiyadeed waxaa lagu tiriyaa kuwa ugu muhiimsan siyaasadda dowladdaha, falcelinta ka dhalataana waa kuwo saameeya dalalka ilaa heer aad u sarreeya. Xiriirka diblumaasiga waa madaxa xiriirrada dhexmari kara laba dowladdood oo kala duwan a, waxa uuna qeyb mug weyn leh ka qaataa is dhexgalka labada dal ee dhan walba. Soomaaliya,...

Post

SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA: LABA DAL OO AAN TUSAALE MAAMUL SUUBBAN ISU NOQON KARIN

W.Q. Liibaan Axmad  Soomaaliya iyo Itoobiya waa laba dal oo deris ah. Dhowr dagaal baa dhex maray hase ahaate dani-seetanimada (pragmatism) Soomaalida waxay aad wax uga beddeshay fikradda  dabaqadda talisa iyo dabaqadda maskaxmaalka (intelligentsia) ee Itoobiya ka qabaan Soomaaliya. Yaab bay ahayd in la arko dowlad Itoobiyaan ah oo ku doodaysa in ay difaaci doonto...

Post

MAXAY KU KALA DUWANAAYEEN SYL IYO SNL?

W.Q. LIIBAAN AXMAD Xuska sanadguuradii lixdanaad ee qaadashada gobanimada iyo unkiddii midowga waxay dad badan ku  dhaliyeen su’aal ku saabsan kala duwanaanshaha  ururradii  Somali Youth League ( SYL ) iyo Somali National League (SNL).  Dr Afyare C. Cilmi,  oo wax ka dhiga Jaamacadda Qadar,  ayaa su’aal ka keenay sida gaarka  ah oo loo maamuuso dhallinyaradii...