W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Si kasta oo la isku raaco in dalalka Yurubta Galbeed ay ka hodonsan yihiin oo ka horumarsan yihiin kuwa dhinaca Bariga, misna magaalooyin ahaan lagu ma degdegi karo in la yidhaahdo kuwa daanta bari way ka qurxoon yihiin. Sababtoo ah waxaa ku hor imanaya Prague, Budapest, Warsaw, Bucharest iyo kuwo kale...
SOMALILAND DIMUQRAADIYAD NOOCEE AH AYAA KA JIRTA?
W.Q. Maxamuud C/llahi Axmed “Dab iyo dhagax, la iskuma dhuftee, kala dhawraay”, Abwaan Cali Sugulle (AUN) Horraamihii bishii Febraayo 2021 ayaa maamulka Somaliland (SL) xabsiga u taxaabtay murashaxiin baarlaman oo ka tirsan xisbiga UCID: Maxamed Axmed Jaamac iyo Raage Axmed Yusuf. Xabsiga labada murashax waxa loo sibir-saaray, in reeraha ay labada murashax ka soo jeedaan...
Gardarro garab og
W/Q Cawaale Xuseen Uurjeex waa uu qudhbaxay, Good ayaana lagu sababay. Good naftiisu in kasta oo uu kibir iyo sannahaabo badnaa hadda waa sirinsirqo. Birre waa la samirsiin la’ yahay. Dhiiggii Uurjeex inta aanu engegin inuu mid kale daadiyo ayuu geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay. Dhamac samokatalis ayuu ahaa, haatanse waxa uu u...
Gorfeynta Buugga “Godob iyo Gallad”
Qoraha Buugga: M. Cabdulle (Wadaad) Gorfeyntii: Dr. Georgi Kapchits “Godob iyo Gallad” waa qiso ka sheekeyneysa wixii ka dhacay magaalo hebla sanooyinkii toddobaatameeyadii ee qarnigii la soo dhaafay. Hase yeeshee in ay magaaladaasi ahayd Muqdisho shaki kuma jiro, maadaama si fudud loogu aqoonsan karo astaamo dhowr ah. Waxaa ka mid ah afguriga buuggani uu ku...
Maxay ku fadhidaa maxayse nagu boorrinaysaa: Maalinta Buugga iyo xuquuqda Hanti-maskaxeeddu
W.Q. Maxamed Daahir Afrax, PhD Qormadani waa qalin-la-bood ka dhashay bilashada Maalinta Caalamiga ah ee Buugga iyo xuquuqda Hanti-maskaxeedda, 23 Abril, oo ku beegan maantadan. Waa munaasabad mudan in lagu baraarugo, si weyn loo bilo, la isku boorriyo waxa ay u taagantahay, loogu hambalyeeyo bahda ay sida gaar ahaaneed u khusayso: bahda qalinka iyo qoranayaasha;...
Tiraab-curinta Toolmoon: Qoraallo Gaagaaban (5)
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen U Hiili Afkaaga Hooyo Af Soomaaligu waa af hodon ah. Sidaas ay tahay ayaa misna marka laysku dayo in Af- soomaaliga ereyadiisa oo dhan, lasoo tira-koobo, loogu tegayaa inay aad u yar yihiin haddii afaf kaloo badan la barbar dhigo. Meeday kolkaas hodonnimadii Afka lagu sheegayey? Ma cidla-ka-faan bay iska ahayd?...
Yaa ah Dhallinyaro?
W/Q: Axmed Xaaji Xuseen Subayr Hordhac. Iyada oo dhawaan uu Jigjiga, caasimadda Dawlad Deegaanka Soomaalida, ka qabsoomay shirka Dhallinyarada Soomaaliyeed (Somali Youth Summit), ayaa waxaa baraha bulshada lagaga dooday da’ da dhallinyaronimada. Sababtuna waa iyada oo dad badan oo lagu tirinayay inay dhaafeen da’dii dhallinyaronimada ay kasoo dhexmuuqdeen shirkii dhallinayarada. Haddaba waxaynu maqaalkaan kooban ku...
Tiraab-curinta Toolmoon: Qoraallo gaagaaban (4)
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen AMBAD Nin dan yar ah, xoogsade xalaal-quute ah, naftiisa ku kalsoon oo noloshiisa ka raalli ah, ayaa xilli aan caddo iyo gudcur toonna ahayn hees- walwaaleed loo tumaa, hammad beena la geliyaa, huguri waalan laga soo ridaa, meel uu nagaad ku ahaa laga dhuftaa oo loo haadiyaa hawaare iyo meel u...
Trump, Madaxweynahii Maraykan ee Tegey iyo Soomaalidu wax bay wadaagaan
W.Q Rashiid Sheekh Cabdillaahi(Gadhweyne) Afar Sannadood oo Donlad Trump madaxweyne ka ahaa dalka Maraykanka, wax baa looga soo joogay. Quwadda Maraykan oo dhib iyo dheefba lagu qabay, in kasta oo dhibteedu ka badnayd dheefteeda, Madaxweyne Trump wuu uga daray oo dalkiisa iyo dunida ba, waxyeello ayuu ku keenay. Ifafaale ahaan, laba ba waa loo celin...
Beddelka Dhuxusha Dhirtu waa Shooladaha Gaasta (kerosene stoves)
W.Q. Maxamuud C/llahi Axmed Warqaddani uma ay qalin qaadan inay ka hadasho faa’iidada weyn ee qiimo loo dhigaa jirin ee ay leeyihiin dhirta iyo deegaanku. Waxay toos u gudagelaysaa is-barbardhigga dhuxusha dhirta iyo ilaha kale ee tamarta laga helo sida korontada, dhuxul-dhagaxda iwm. Warqaddani waxay qabtaa in shooladaha gaastu (kersone stoves) beddeli karaan dhuxusha dhirta;...

