Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 16
Post

Itoobiya oo Gashay Xaalad Cusub iyo Deegaanka Soomaalida oo Sugaya Ciddii Dumaali Lahayd

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Soo rogaal-celintii xoogagga Tigreega iyo guuldarradii degdegga ahayd ee la soo deristay ciiddamda Itoobiya, waxay sababeen xaalado cusub oo soo wajahay Imbaraadooriyadda Itoobiya. Dadka siyaasadda Itoobiya u dhuun-daloola iyo dublomaasiyiinta reer Galbeedka ee ku sugan Addis Ababa badankoodu waxay ku tilmaameen xaaladda hadda jirta dhammaadkii maamulkii uu RW Abiy Axmed ku...

Post

Baroortu Orgiga ka weyn!

W/Q Qore: Ruqiyo Aw-Maxamed Faarax Maxaa muranka iyo khilaafka ka dhaliyay in gudniinka gabdhaha la joojiyo? Maxaase gudaha gabdhaha loogu mashquulsanyahay? Waxaa degaannada Puntland maalmahan ka socda khilaaf iyo colaad hawada la isku marinayo oo ka dhashay go’aan ay dawladda Punland dhawaan ka soo saartay gudniinka gabdhaha. Khilaafkan oo ay horboodayaan rag ka tirsan culumada...

Post

Tani Khiyaano ka weyn!

W/Q Cabdi Faarax Siciid (Juxa) Waxaa soo baxaya xogo caddaynaya (UN reports) in dhallinyaro Soomaaliyeed oo si qarsoodi ah oo sharci darro ah tababar ciidan Ereteria loogu qaaday in loo adeegsaday dagaalkii Woqooyiga Ethiopia. Waxaa gebi ahaanba mugdi badani ku hareeraysan yahay xogta la xiriirta dhallinyarada iyo bed-qabkooda, Dawladuna kama jawaabin codsiga iyo cabashada waalidiinta...

Tiraab-curinta Toolmoon: Rooxaan (Sheeko Gaaban)
Post

Tiraab-curinta Toolmoon: Rooxaan (Sheeko Gaaban)

W.Q. Siciid jaamac Xuseen Arar Anigoo mar wax ka tilmaamaya quruxda, libinta, iyo liibaanta Af-Soomaaligu leeyahay ayaan qoray: “..inkastoo aynu niri Af-soomaaligu waa ereyo kooban yahay marka afaf kaloo badan la barbar dhigo, haddana rogrogga ereyga, is-qabadsiinta laba erey, qodobka gadaal ama hore ka raaca ereyga, meesha uu had walba ereygu weedha kaga jiro, iyo...

Post

Rooble-hii lagu Raystay

W/Q: Hamdi Wardhere Hordhac Kadib markii 25-kii Julay 2020-ka uu guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ku dhawaaqay in kalsoonidii lagala noqday raysal wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaa durbadiiba soo if-baxay warar kaladuwan oo ay dadweynaha isla-dhexmarayeen, kuwaasoo kusaabsanaa qofka uu noqon doono shaqsiga xiga ee loo magacaabi doono raysal wasaaraha dalka. Waxaa markiiba...

Post

Maxamed Cabdi “Gandi”: Haldoor kaloo God u hoydey

WQ. Maxamed Daahir frax Geesiga Dhulkiisa Guusha u horseeda Geerida dishaay Geedkaa ha go’o! Xuseen Aw Faarax (AUN) Abwaankii waddaniga ahaa, Xuseen Aw Faarax Dubbad, ka mid ahaa aabbayaashii hal-abuurka fanka iyo suugaanta Soomaalida, markuu ku muusoonayey erayada kor ku qoran, oo dhextaal u ahaa heestii caanka ahayd ee ay qaadi jireen Maxamed Saleebaan iyo...

Post

Gorfeynta Buugga: Elmi’s Medical Encylopedia

Qoraha Buugga:  Dr. Leyth Guuleed  Cilmi  Gorfayntii: Dr. Yaasiin Maxamed Cabdi  Hordhac Dr. Leyth Guuleed Cilmi, waxa uu dhowaan qoray buug muhiim ah oo la magac-baxay Elmi’s Medical Encylopedia. Waa buug aan noociisa hore loogu arag maktabadaha iyo  fagaarayaasha bandhigyada buugaagta Soomaalida. Elmi’s Medical Encylopedia waa Qaamuus aqooneed mug leh oo la xidhiidha cilmiga daawada ama daawaynta xanuunnada,...

Post

SYL Waxay u Baahan Tahay Taariikhyahanno Xaqsoor Leh

W. Q. Liibaan A. Axmad Maxamed Ciise Turunji ( Mohamed Trunji) waa sharci-yaqaan Soomaaliyeed oo qoray buugga  Somalia: The Untold History 1941-1969. Curiskani ma aha gorfeyn ku saabsan buugga; waa falcelis la xiriira wareysi laba qeybood ah oo  Turunji lala yeeshay dhowaan.  Waraysiga kowaad wuxuu ku weeraray ururkii Leegada (SYL) oo uu ku tilmaamay mid...

Post

Nidaamka Xisbiyada Puntland: Fursadaha iyo Caqabadaha

WQ/ Sakariye Axmad Maxamed Hordhac Tan iyo aasaaskii dawladnimada Puntland, dadka reer Puntland waxa ay ku taamayeen in ay iyagu yeeshaan go’aanka cidda metalaysa, iyaga oo ka duulaya Axdi-qarameedkii lagu aasaasay dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Axdi-qarameedkaasi oo qasab uga dhigayay dawladdii ugu horreysay ee Puntland yeelato 1998-kii, in ay dalka ka hirgaliso nidaamka Xisbiyada badan...

Post

Noocyada Qurbojoogta Dalka Ku Soo Noqday

W.Q. Cabdullaahi M. Cawsey Hordhac Burburkii dalka iyo qaxii dhacay ka dib, dad badan oo Soomaali ah ayaa qaxooti ku noqday dacallada aduunka. Qaxootigii dacallada adduunka u qaxay, waxay noqdeen qurbojoog muddo dheer dalka ka maqan. Soddon sano ka dib oo dagaallo sokeeye ah, qurbojoog badan ayaa dalkii ku soo laabtay. Qurbojoogta soo guryo noqday...