W/Q Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud Ruwaanda (Rwanda), dal yar oo aan bad lahayn, isla markaana dhaca bariga badhtamaha Afrika, dacalka koonfureed ee dhulbadhaha. Inta badan dhulku waa barwaaqo, cagaaran oo ilqabatin leh. Dadka dalkaas, waxa lagu sheegay 12.6 milyan, halka caasimadda oo Kigaali ah ay ku nool yihiin kaliya 1.1 milyan. Waa mid ka mid ah...
Ku soo laabashada Israa’iil ee Midowga Afrika
W/Q ACabdiraxmaan Dhuxul Gogol-xaadh Wixii ka dambeeyey1960-kii, markay waddamada Afrika badankood ay xornimada qaateen, Israa’iil waxay bilawday inay xiriir la sameyso waddamada Afrika. Waxayna markiiba safaarado ka furatay 33 waddan oo Afrika kamid ah. Sidey sheegtay Ra’iisal Wasaarihii Israa’iil ee xilligaa Golda Meir sababtay Afrika xiriirkeeda ubilaabeen waxay ahayd in ay codod kaga helaan Qaramada...
Gabay: Dekanadi Ikraan Tahliil
W/Q Abwaan Xuseen Cabdi Xalene (Xalane) Ikraan Tahliil Faarax ( AHN) oo u shaqayneysey hay’adda Sirdoonka ee NISA, ayaa la waayey 26 Juun 2021. Inkastoo hayaddu war ka soo saarin, haddana qoyskeeda ayaa bilaabay inay Baraha Bulshada ku baroortaan. Muddo ka dib waxaa soo baxdey in gabadha ay dishey isla hayddii ay u shaqeynsey ee...
Hadraawi, Muqdisho iyo Aniga
W/Q Cabdiraxmaan Aaden Cabdi Taariikhdu waa 26 September sannadii 2011. Waxa gegidda diyaaradaha ee Aadan Cadde caga dhigatay, diyaarad sida Konton arday – soddon iyo shan Jaamacadood u socda, iyo toban iyo shan aan ka mid ahay oo waxbarasho dugsi sare u socday oo ka soo baqoolay Magaalada Hargeysa. Kolay aniga waa markii koowaad ee...
Abwaan Yamyam iyo Qeexdinta Tidcanta
W/Q Idiris M. Cali Maqaalkii hore, ee uu cinwaankiisu ahaa “Tidcan: Tiirka Saddexaad ee Suugaanta”, waxaan ku soo bandhignay jaadadka tidcanta, oo aynu gaarsiinnay ilaa afar jaad oo, farsamo ahaan iyo qaab ahaanba, kala duwan. Jaadadkan dhawrka ihi waxay madmadow gelinayaan, siiba marka aan la kala haadin ee la isku hal qaado, saafidda waxa ay...
Adduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban: Siyaasadda madaxa ku socota ee Soomaaliya!
W/Q Ruqiya Aw-Maxamed Faarax Markaynnu eegno qaabkii ay ku soo baxeen xubnaha Puntland u galaya aqalka sare ee Federaalka Soomaaliya oo la go’aamiyay taariikhdu markay ahayd 11/08/2021, waxaa hubaal ah in erayada “Tartan”, Doorasho”, “Xulasho” iyo “ku Maxlalasho” oo dadku u adeegsanayaan hab siyaasadeedkan cusub ay macne kale yeesheen. Qaabkan siyaasadeed ee madaxa ku socda...
Doorasho mise ku shubasho: Doorashada Labada Gole ee 2021- Qaybta 1aad
W/Q Cismaan X. Maxamed Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Jubaland Doorashada Aqalka Sare oo ah qayb ka mid ah doorashada labada Gole ee Baarlamaanka 2021, oo soo jiitamaysay muddo dheer, iyada oo murashaxiinta Madaxweynaha u taagan iyo Madaxweynaha hadda kursiga ku fadhiya khilaaf xooggani u dhaxeeyay. Kaasi oo gaaray xad in ciidamo...
Madaxweyne Farmaajo iyo R/Wasaare Rooble keebaa sharci ku taagan?
W/Q. Cismaan X. Maxamed Wakhtigan oo doorashadii mudada dheer la sugayey ay bilaabantay, arinka khliaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha DFS, ee marxaladda kalaguurka, waa war shacabka iyo saaxiibada Soomaaliya ay aad u dhibsadeen kuna noqotay lama filaan. Shacabku iyo Saaxiibada Soomaaliya waxay aaminsanaayeen in uu is qabqabsigii dhamaadey oo dalku isu diyaarinayo dawlad cusub, oo...
Dib-u-milicsi: “Bitcoin” muxuu yahay, sidee buu u shaqeeyaa?
W/Q Bare Sare Maxamad Dalmar Odhaahda Tifaftirka: Bitcoin oo ku soo biiray adeegisga lacagaha Adduunka muxuu yahay, muxuu kaga duwan yahay lacagta Hawada (mobile money), qaabkee loo adeegsadaa, yaa ka dambeeya maareeynta iyo habsami u socodka Bitcoin, ama taageera xowliga uu ku socdo? Saameynta Bitcoin ku leeyahay ama yeelan karo ganacsiga iyo dhaqaalaha adduunka iyo...
Tidcan: Tiirka Saddexaad ee Suugaanta
W.Q. Idiris M. Cali Sida uu tilmaamay Raage Ugaas Warfaa (1840-1880), hadalku, siiba qaybtiisa dhaxalgalka ah ee suugaanta ah, wuxuu u kala baxaa tix iyo tiraab. Waana kii gabay laga hayo hal meeris oo qudha ku soo daray, siday isla qireen suugaanlaydu, muddo haatan laga joogo ku dhowaad qarni iyo bar: “Hadal waa tix [ama]...


