Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 14
Post

Dabeecaddaha Kelitalisnimada & Gaboodfallada ka Dhasha Midiidinta- Qeybta 1aad

WQ: Cabdiraxmaan Al KawakibiTarjumadii Dr. Maxamed Sh. Cali (Doodishe) Gogoldhig: Buugga Dabaceedaha Kelitalisnimada ee uu qoray Cabdiraxmaan Al-Kawakibi (1854-1902), waxa uu qeyb ka ahaa, dooddo iyo dedaallo isdabajoogay, oo dabayaaqadii qarnigii 19aad ka curtay deegannada Bariga Dhexe, gaar ahaan dalalka Masar, Turki, Lubnaan iyo Suuriya. kuwaa oo looga gol lahaa, la jaanqaadka isbedelladii xawliga ku...

Post

Kacdoonnada Shacab ee Lagu diidanyahay Maamulka Cagjar oo Sii Xoogaysanaya (Warbixin)

Jigjiga, Waxaa indhawaalaba isasootaraya kacdoonnada iyo xiisadaha siyaasadeed ee ay shacabka deegaanka Soomaalidu ku diidanyihiin maamulka uu horjoogaha ka yahay Mustafe Cagjar. Iyadoo ay horeba aad u hoosaysay kalsoonida ay shsacabka deegaanku ku qabaan madaxweyne Cagjar iyo adeegayaashiisa, ayaa waxay arrintani cirka isku sii shareertay ka dib markii ay dhawaan koox u badnayd mas’uuliyiin hore...

HORTA YAA GOONI-GOOSATO AH: MA HARGEYSA MISE XAMAR?
Post

HORTA YAA GOONI-GOOSATO AH: MA HARGEYSA MISE XAMAR?

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed “Dhul aan ceel lahayn baan dhaankii u rarayaaAdna dhool guyaadiyo Dhibicdii ma haysideDhacar baad ku nooshahay”. Ereyadii abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi-Qays) Heesta khadra Daahir iyo Saado Cali ay wada qaadan ee “Dhul aan ceel lahayn“, waxay si xikmad iyo fan ba leh ugu maakubtay kala maaran la’aanta labada gobol ee...

Post

Muhimadda Murashaxnimada Madaxweyne (Q.2aad)

W.Q. Ibrahim M Deeq Baal kale soo rog, murashaxnimada xilka weyn ee madaxweynenimo ee iyadoon la gaadhin durba mudanayaashii wax dooran lahaa la isku maandhaafsan yahay, waa mid ku habboon in si’ kor-xaadis ah loo muujiyo waajibaadka uu qofka booskan jantay xambaarayo.  Waa xil gudasho marnaba, geesinimo garasho dheer ku gaashaaman aan looga maarmin. Isla...

Soomaalida iyo Quudhsiga Afkooda
Post

Soomaalida iyo Quudhsiga Afkooda

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Waxay ahayd muxaadaro diineed ay ka qaybgalayeen culimo Soomaaliyeed oo meelo kala duwan ka kala yimid, laguna qabtay waddanka Holland badhamihii sagaashaneeyadii oo aan ka qaybgalay. Mid ka mid ah culumadii muxaadarada noo jeedinaysay, ayaa waxa hadalladiisa ka mid ahaa, “ anigu waxaan ka mid  ahay dadka aaminsan in aynu carabowno”....

Fitro-diid: Sheeko Gaaban
Post

Fitro-diid: Sheeko Gaaban

W.Q. Cabdullaahi Janno Wuxuu Fitro-diid dhex fadhiyay guri dugsi iyo daryeel ay ku heysteen isaga iyo qoyskiisa. Hayeeshe wuxuu ninku doorbiday in uu gurigiisa ka dhigo sidii kii dawacada ee daldaloollada badnaa. Iriddii ayuu rujiyay. Saa xaaskiisa iyo carruurtiisaa ka waaniyay tallaabadaas. Daaqadihii ayuu misana jebiyay. Xaaskiisa iyo carruurtiisa baqdin ayaa gashay. Saqafkii ayuu tuuray....

MULLAAXDA SUUGAANTA: HEESTA BAAQ
Post

MULLAAXDA SUUGAANTA: HEESTA BAAQ

Diyaariye: Macalin Maxamuud Cali Aadan (Hoorri) War la helyaaba talo la hel; oo ninba dooxada wax ku soo dadab.  Labeenbta iyo miidda hadalku waa godlashada hal-abuurka iyo burqashada suugaan ruugga. Fahamka , dhuuxidda, falanqaynta iyo faaqidaadda gunta gabayga , seeska masafada , xuddunta  geeraarka, madiixa giishka , dananka heesaha iyo jaadadka  kale ee tixda ayaa laga helaa...

Post

Habdhaqanka Cagjar iyo Calaamadaha Munaafaqa

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Bani’aadanimada waxyaabaha burburiya ee la isku raacsanyahay waxaa la sheegaa in ay ka midyihiin siyaasi aan damiir lahayn iyo lacag aan la shaqaysan. Labadan arrimoodba waa kuwo aad uga dhexmuuqda bulshada Soomaaiyeed deegaamadooda kala geddisan. Waxaan haddaba qoraalkan yar ku fiirin doonaa damiirxumada iyo hoggaaminta gurracan ee ninka horjoogaha ka ah...

Post

AFRAX: XILKAS KAALIN GALAY

W/Q. Cabdiraxmaan Yuusuf, Siciid-Beegsi Maxamed, Cabdicasiis Guudcadde, Magan I. M, Saxardiid Axmed iyo Jaamac Galdegsi Arar Sida uu qabo qoraaga iyo saxafiga reer Nayjeeriya, Abubakar Aadan, “Marka (waxqabadka suugaaneed) la faafiyo ama dadweynaha loo bandhigo,” loo ma baahna in uu qoraagu “difaaco ama u qiil dayo” sababtii iyo nuxurkii uu u qoray. “Waxqabadku waa in...