Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 39
Post

Doorashada Golaha Puntland 2018: Aaway Dumarkii?

W.Q Luul Carraweelo Kulmiye Soomaaliya doorasho kama dhacdo ee xulasho ayaa ka dhacda. Bilahanba waxaa socotay xulidda xubnaha Golaha Wakiilada Maamulka Puntland u matali doona 5ta sano ee inna soo haysa. Xulidda waxaa gacanta loo geliyay isimada iyo cuqaasha beelaha, maadaama awood-qaybsigii lagu saleeyay habraaca 4.5 wax loogu magacdaray oo beelo ku loollamaan. Haweenka Soomaaliyeed...

Post

Doorashada Puntland ee 2019-ka yaa guulaysan doona?

W/Q Axmed Bashiir Hoos ayaan ku falanqayn doonaa doorashada Puntland ee 2019-ka iyo qofka ku habboon in la doorto laakiin marka hore sheeko yar. Buur baa waa’ foolatay Waxa la yiri Buur baa waa’ foolatay. Saa waxay dhashay Jiir ama Doolli, qofba siduu u yaqaan. Dadkii way yaabeen waxayna dhaheen suuragal ma aha in adiga...

Post

DHAQAN-SIYAASADEED UGUB AH – FALANQAYN

Qalinkii Cabdullaahi Janno Waxaa hadda dhaqanka Soomaalida, gaar ahaanna kan siyaasiyiinta, ku soo kordhay mid cusub oo laga soo minguuriyay dhaqamo shisheeye sidii isqarxintaba loo soo minguuriyay. Waxaa noo soo dusay nooc ka mid ah beenta balse aafadeeda lagu halaagmayo. Beentan cusub ee dhaqangashay waa iyada oo uu siyaasigu meel fagaare ah ka yiraahdo hadal...

Post

Gorfayn Buug: Puntland 20 sano ka dib mala gaaray xilligii Is-beddelka?

Gorfayntii: Dr.Cabdifitax Nuur Axmed ( Ashkir) Akhristow! buuggaan ka hadli doono ma xambaarsana cinwaankaan kor ku sheegay, dulucda buuguse, waxay ku wareegaysaa cimwaankaa kore, waa halkuu geedi-socodka siyaasadeed ee Puntland hayaanka u yahay. Horraantii bishii Desember ee sannadkaan gabaabsiga ah 2018-ka – muddo bil un ah ka hor doorashada Puntland ee foodda nagu soo haysa-...

Post

FEDERAAL BEELEEDKA SOOMAALIDA: LIBAAX DHAGAHIIS SOOMAALIDA LOO DHIIBEY

W.Q. Axmed Khaliif Nidaamka dowlad-isku-darsiga ah ee loo yaqaan Federaalka( Federalism), waxaa adduunka ku dhaqma dowlado yar oo faro ku tiris ah. Dowladdahaas ayaa inta badan waxaa ku kalifay inay qaataan nidaamkaas dowlad-isku-darsiga ah dadyowga dowladdahaas oo ku kala duwan dhaqanka, diinta, midabka, ama luuqadda iwm. Nidaamka dowlad-isku-darsiga ah oo ka kooban dowlado yaryar oo...

Post

Soomaalinimada Ka Hillaaacday Jigjiga: Dhab Mise Dhalanteed!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X. Xasan Soomaalinimadu waa astaanta dareenka walaaltinimo iyo wadadhalasho ee ka dhexeeya Soomaalida. Waa waxa isku xidha shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida kaga nool yihiin. Inkastoo haddaba Soomaalinimada xilligan dhaawac weyni soo gaadhay,  haddana may dhiman mana aha wax dhiman kara inta Soomaalidu jirto. Haweenay Soomaaliyeed oo deggan London, ayaa maalin...

Post

Xaaska iyo Suuqa!

W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Sidii xoolo jeellan oo carro loo dhigay baa kobtan lagu soo wada qamaamay. Bulshadu waa mid wax iibsanaya, mid wax baayacaya, mid wax iibinaya iyo mid wax dayacan eeganaya. Wax waliba waa cusub yahay, qurux badan yahay, waana qaali. Inkasta oo ay cidhiidhi tahay haddana labadii is taqaan ee...

Post

Odhaah-siyaasadeedka Maanta: Sooyaalka Guulaha iyo Guuldarrooyinka Halganka Soomaalida Guumeysiga Itoobiya ku Hoos Jirta

W.Q. Faysal Cabdi Rooble Yusuf Dheere (AU) ayaa laga hayaa, “Soomaalidaa Galbeed Waxay noqotay Gudun aan Daab lahayn!”. Waxa uu halgamaagu ka waday sida Soomaalida Itoobiya guumeysato ay u dadaalaan laakiinse natiijadu aanay ahayn mid ku raaligalin karta. Su’aasha hadddaba maanta taagani waxay tahay: nabadda ay qaadatay Jabhadda Wadiniga Xoreynta Ogaadeniya (JWXO) iyo isbeddalka mugga...

Post

Odhaah-siyaasadeedka Maanta: Saddex-geesoodka Geeska Afrika iyo Faquuqa Jabuuti

Faysal Cabdi Rooble Bishan Nofember 9dii illaa 10dii, waxa shir saddex-geesood ah ku qabsaday magaalada Bahir-dhaar ee Gobolka Amxaarada,madaxda waddamada  Itoobiya, Eriteriya iyo Soomaaliya. Wadahadalladu waxay ku qotomeeen isdhexgalka dhaqaalaha ee saddexda waddan, xoojinta iskaashiga amniga, iyo in la mideeyo mowqifka saddexdan dal ee ku aaddan siyaasadda caalamka. Waxa shirkaas ka maqnaa dalka Jabuuti oo...

Post

DHAQANKA RAGANIMADA KU SALAYSAN IYO DOORKA HAWEENKA

W/Q. Cabdi-Nuur Maxamed Caddalad darro waa marka ay caddaaladi u dhacdo si aan sax ahayn. Caddaalad la`aan waa marka aysan caddaaladba jirin, sidaa darteed anigu ma qaato erayga Gender Injusice, waayo ma jirto meel ay maxkamadi u kala garqaaday rag iyo dumar, oo gar aan caddaalad ku dhisnayn dumar lagu riday. Sidaa darteed waxaan doorbiday...