JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOLAHA SHACABKA Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda Warbixin Maaliyadeedka meel marinta Qoonda Miisaaniyadda 2018 Mudada: Janaaayo – Agoosto ______________________________________________________________________________________________ Hordhac: Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda isagoo tixraacayo qodobada 2aad, 68aad iyo 70aad ee xeerhoosaadka Golaha Shacabka, iyo qodobka 7aad ee qaraarkii golaha shacabku meel mariyey...
Salafiyada iyo Danaha Sucuudiga: Raadraac Taariikheed (Q.2aad)
W.Q: Aqbal Aabi Salafiya Jadiidiyah Inkastoo aysan salafiyada magacan loogu yeero aysan ogolayn tilmaantan ayey haddana ku sifaysanyihiin macnaha uu xambaarsan yahay. Taariikhda dhaqdhaqaaqan ayaa asal ahaan loo tiriyaa inuu soo ifbaxay wakhtigii dagaalkii “duufaantii saxaaraha” ee maraykanku uu ku qaaday dalka Ciraaq kadib waxyar markii uu Saddaam Xuseyn qabsaday Kuwait. Markii uu keligii taliye...
ISLA WEYNIDA WAHAABIYADA
W.Q. Cabdiraxmaan Cilmi Xaashi Kolkii ay ka soo shaacbaxday Wahaabiyadu Xijaas qarnigii 18aad milaadiga, waxay argagax iyo amakaag ku rideen dhammaan dunida islaamka. Waxay ku andacoodeen in dhammaan ummadda muslimiintu gaalowday, dhiiggooduna bannaan yahay haddii aysan *toobad* keenin. Waxay kaloo sheegeen qofkii aan usoo haajirin meelaha ay haystaan inuu la mid yahay gaaladii qureysh waqtigii...
TIRAAB-CURINTA TOOLMOON (Q.2AAD)
Aan Yara Dalxiisno W.Q. Siciid Jaamac xuseen FAATAA-DHUGLE Soomaalida tiro aan yarayn ayaa u qabta in hadba sida nolosha miyiga iyo ku dhaqankeeda loo kala badsado, in Af-soomaaligana loo kala badiyo. Gurxan oo duulkaas calanside u ah ayaa isku qaaday Sahal oo wargeyska MAANTA sheekooyin gaagaaban oo dadku xiiseeyo ku soo qora. Iyadoo dhawr saaxiib...
Iska Cibaadayso!
W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X. Xasan Soomaalidu waxay ka soo gudubtay xilliyo adag. Xilliyo ku suntan halaag iyo burbur, welina raadkoodii sii qoyanyahay. Xilli xumaantu u muuqatay wanaag, dilka, dhaca iyo kufsiguna uu ahaa faan iyo guul lagu naaloodo. Xilli Sheekh, hoggaamiye dhaqameed iyo dagaal ooguhuba ay doon keliya wada saarnaayeen. Xilli qofkii xumaanta ka hadla,...
Odhaah-siyaasadeedka Maanta: Damacii Hore ee Itoobiya iyo Dalbashada Badda Soomaalida
W.Q. Faysal Cabdi Rooble Beri hore waxaa jiray Taariikhda Geeska Afrika ayay ku qeexantahay damaca laxaadka leh ee Itobiya u hayso Badda iyo Barriga Soomaalida. Hadal uu barta Twitarka soo dhigay Jeneralka ciidamada Itoobiyia, Jeneral Berhanu Jula, ayaa hoosta ka xariiqay in aanay innaba Itoobiya u dulqaadan karin dalal meelo fog ka imanaya oo badaha...
Salafiyada iyo Danaha Sucuudiga: Raadraac Taariikheed (Q.1aad)
W.Q: Aqbal Aabi GOGOLDHIG Tan iyo intii uu Maxamed Bin Salmaan (MBS); Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudigu ku dhawaaqay in “faafinta wahaabiyadu ay ku timid wakhtigii dagaalkii qaboobaa codsi ka yimid saaxiibbada sucuudiga ”waxaan aad u xiisaynayey inaan fahmo cilaaqaada ka dhexeeya dhaqdhaqaaqyada islaamiga ah gaar ahaan midka u nasab sheegta salafiga iyo danaha siyaasadeed ee dowladda...
Afka Hooyo Haadaan Buu Ka Sii Dhacayaa
W.Q. Cismaan Sh. Cabdi Inkasta oo uu Af-Soomaaliga kamid ahayn luuqadaha looga cabsi qabo in ay dabar-go’aan mar dhaw, haddana khatar aan hore ujirin ayaa kasoo foodsaartay mudnaanta la siinayo afafka shisheeye. Masrax kasta oo Soomaali iskugu timaado, waxaa dhegta kudhici ama isha qabani af ama far-Soomaali barxan. Waxa aan maanta ceeb ahayn in la...
Tiraab-curinta Toolmoon (Q.1aad)
AAN YARA DALXIISNO W.Q. Siciid Jaamac xuseen Safar.. safar.. safar.. safar.. Qofka noloshiisu waa safar aan kala go’ lahayn. Safar malyuun weji leh ayaa bani’aadmigu maalin walba galaa, oo kala kaan ah, kala maan ah.. kala midab ah, kala dhadhan ah, kala waayo ah, kala door roon oo dareemmo kala duwan qofka ku beera. Safarro...
Kililka Shanaad wuxuu u baahan yahay barnaamij siyaasaddeed
W/Q Liibaan Axmad Soomaalida Itoobiya waxay maraysaa isbeddello siyaasadeed oo ay la wadaagto shucuubta wadaaga hayb siyaasadeedka Itoobiya. Maxay Soomaalidu ka dheefi kartaa isbeddellada socda? Haddii aan jawaabta ku saleeyo doodda Faysal Rooble ku soo bandhigay Wardheernews, waxaan Soomaalida Itoobiya u arki karaa dad cagta hoosteeda la galinayo siyaasad ahaan. Faysal wuxuu qoray in Meles...

