Faysal Roble Los Angeles, California Dhammaadkii bisha Oktober iyo horraantii Nofember (10/30/28 & 11/1/2018), qulqulatoonyin wajiyo badan leh ayaa Jigjiga ka dhacay; dhimasho iyo daawacna wey geeysteen. Kooxa kala duwan ayaa midkastiba dhinaceeda uga faa’iidasan rabtay xilligan kalaguurka ah. Waxaad mooddaa in xorriyatulqowlka Deegaanka lagu soo dabbaalay ay timid xili kala biiq xagga amingu yimid,...
Odhaah-siyaasadeedka Maanta: R/W Abiy Maxuu Soomaalida u Arki la’yahay?
Faysal C. Roble, Los Angeles, California Dad badan oo ila soo xidhiidhay ayaa igu dhiirigaliyey qoraallada aan u bixiyey Odhaah-siyaasadeedka Maanta in aan ku soo daabaco mareegta WardheerNews, si uu qoraalka u gaadho dad badan. Waanan qaatay. Abiy Axmed, RW Itoobiya, oo awoodda dalka ugu sarreysa si fudud ku helay waxa uu ilaa hadda ina...
Hawl Qaran: Qorista Suugaanta Quban
W.Q. Idiris M. Cali Tobankii sano ee la soo dhaafay qoraalka afkeennu aad buu isu soo taray. Dhalinyaro badan ayaa ku soo biirtay saaxada qoraalka, kuwaas oo aad ugu hamuun qaba aragtida waxqorista lafteeda. (Waayeel aan farakutiris ahaynna way ku haystaan!) Buugaag aan yarayn baa la qoray, oo qaarkood yihiin halabuur, hadday tahay sheeko, curisyo,...
Maanso: Faysbuugii Maxaad Ku Nacday?
W/T. Dr. Khadar Jaamac 1. Faysbuug faan iyo 2. Foolxumooyin badanaa 3. Meeshu been ku faaniyo 4. Fisqi iyo xumaan iyo 5. Fadarooyin badanaa 6. Bowdyaha mid faydoo 7. Faruuryaha casaysiyo 8. Fiidmeero badanaa 9. Soddohaha fagaaraha 10. Soo faytay maradii 11. Ficil loo hiloobiyo 12. Faanbay u haystaan 13. Hayeeshee fallaadh iyo 14. Furuq...
BILILIQADII WAYNEYD
W/Q Axmed Khaliif Muqdisho ma aha, mooryaantiina ma ha, waa Baqdaad iyo Bayruud, waa Ingiriis iyo Faransiis. Qaybsigii dhulalkii Carabta, ee laga qabsadey Imbaradooriyaddii Cusmaaniyiinta (Ottoman Empire) kadib markii ay ku jabtey Dagaal-Waynihii Koowaad ee Aduunka, ay kala qaybsadeen waddamadii loo yaqaanney Isbahayga Ingiriiska, Faransiiska, iyo Ruushka, inkastoo Ruushku uusan ka qaybgalin qaybsiga – ayey...
Doktor Qooto Qooto
W/Q Cabdicasiis Maxamed Cismaan Nin Soomaali ah ayaa shaqo la’aan ahaa mudo dheer. Ma heli karin shaqo, sidaa darteed wuxuu furtay Rug Caafimaad. Si uu dad badan u soo jiito oo lacag u helo wuxuu banaanka sudhay boodh weyn oo ku qoran: “Ha laguugu daweeyo 50$, haddii lagu daweyn waayo waxaad leedahay 100$.” Nin English...
Gabaygii “Waxaan Qabay” iyo Maanta
W/D: Idiris M. Cali Axmed Xaaji Ciise (Khadar), oo ah gabayaa deggan gobalka Firjiiniya ee dalka Maraykanka, waxa uu gabaygan tiriyay 27kii bishii 11aad, sanadkii 2010. Waxa uuna gabaygan ugu caqlicelinayay qurbajoogta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwii ay Jigjigi u soo hillaacaysay. Ku dhowaad toban sano ka dib, xaaladihii uu gabaygani waagaas ka curtay wali lagama...
HORTA ADIGU DOWR MA LEEDAHAY?
W.Q. Xirsi Jaamac Gaani “if you don’t know where you are going, any road will get you there”. Lewis Carrol Ummaddaha waxaa horumar gaarsiiya, isbeddalna u horseeda dadkooda waxgaradka ah sida Aqoonyahanka, Culimaa’uddiinka, odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada. ayadoo dhanka kale haddii ay dadkaasi gabaan ama dayacaan dowrkooda ay khatari ku iman karto jiritaanka ummaddaas. Haddaba si...
Taariikhda Xiriirka Soomaali iyo Oromo: Qaybtii 3-aad
W/Q: Saciid Shidaad X. Xuseen Macneynta Taariikhda ee reer Oromo iyo Colaadda Cusub Faysal Roble wuxuu sharxay qaabka Oromo mar kasta oo ay fursad helaan u dareemaan godob ay ka tirsanayaan dadyow Amxaarada, Soomaalida iyo Hararidu ka mid yihiin.[i] Amxaaro la garey; laakin labada danbe, oo taariikh iyo hayb ay wadaagaan awgeed isu arka dhibbanaha...
Musuqmaasuqa iyo Siyaasadda Buntland
W/Q Liibaan Axmad Sanadkii 1983-kii shirkadda Saarberg-Interplan ayaa mashruuc biyo-ballaarrin ka hirgelisay Muqdisho. Tuubbooyin waaweyn bay Jidka Soddonka soo dhigtay, si waddada qayb ka mid ah loo qodo. Marnaba hawshaasi may saamaynin socodka babuurta. Faa’iidadii laga helay mashruuca waxay ahayd: Muqdisho ayaa xal u heshay biyo-yaraantii; wuxuu kale oo mashruucu fududeeyay in dadku biyo...




